Home » Archive Maalinta July 10th, 2012

Mahiga oo Booqday Odayaasha Dhaqanka ee ku Shirsan Muqdisho

Jul 10, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Mahiga ayaa booqday Odayaasha Dhaqanka ee shirka ugu soconaya Magaalada Muqdisho. Waxaa kale oo booqashadaas ka qayb galay Xubin ka mid ah sideeda xubnood oo Beesha Caalamka oo sheetay in ay soo dhaweyneyno in ay Dumarku helaan 30% xilalaka dowligga ah. Halkan ka daawo Sawirada Warsaxaafadeedka oo dhan waxa uu u qornaa sidan: Warsaxaafadeed Ra’iisul... 
Halkudheg:

Mahiga oo Soomaalida u diraywarqad ku quran luqadda Ingrisiisiga

Jul 10, 2012
Ergeyga garka ee Qarammada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Mahigaayaa warqad ku qoran luqadda Ingriisiga u diray Soomaalida, waxana uu kaga hadlay muddada ka harsan in DFKMG ay ka baxayso kumeel gaarnimada iyo……  Read More →
Halkudheg:

Yaasiin Maaxi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharraxnimadiisa Madaxweynenimada Soomaaliya

Jul 10, 2012
Siyaasiga Yaasiin Maaxi Macallin ayaa musharaxnimadiisa madaxweynenimada Soomaaliya kaga dhawaaqay Magaalada Katrinholm ee dalka Sweden, isagoo xafladdii musharaxnimadiisa ka sheegay in haddii la doorto uu isbedel ku sameyn doono Soomaaliya. Halkan ka daawo Sawirada Munaasabadda uu Yaasiin Maaxi uga dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa waxaa ka qeybgalay dad aad u faro badan oo ka kala yimid dalalka Ingiriiska,... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo si weyn loogu soo dhaweyay Guri-Ceel

Jul 10, 2012
Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Prof, Saciid Ciise Maxamud ayaa dadweyne faro badan kusoo dhaweyeen garoonka magalada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud. Halkan ka daawo Sawiro….. Prof, Saciid Ciise oo garoonka Guri-Ceel kazoo galbiyeen dadweyne farobadan ayaa waxa uu booqday hoyga uu magalada ka dagan yahay ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo muddo daqiiqado ah si gaar ah u qaateyn... 

Prof Axmed Ismaaciil oo Xisbiga Hiil Qaran u Sharaxay ka Qaygalka Tartanka Doorasho Madaxweyne ee Soomaaliya

Jul 10, 2012
Prof Ibraahim Macalin Mursal oo sheegey in Haddii Axmed Ismaaciil uu ku guulleysto Tartanka Doorashada uu Mashaarkiisu Noqon Doono Hal Doolar Bishii Prof Axmed Ismaaciil Samatar”Halayaabina Mushaarkeyga Halkaan uma imaan in aan lacag Gurto, in igu filan Ilaah waa I siiyey Marwo Xamdi “ Prof Axmed Ismaaciil Samatar waxaan Filayaa in haddii loo doorto Xilka in uu xiriirin doono Xerada Madaxtooyada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...