Home » Archive Maalinta July 1st, 2012

Warbixi dheer oo ku saabsan Munaasibadda Kowda Luuliyo Xalay iyo Maanta si Weyn Looga Xusay Magaalada Muqdisho, Gobolada Dalka iyo Dibadda

Jul 1, 2012
Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta sare ee Xukuumadda, Barlamanka, Ururada Bulshada, qurba Joogta iyo Ganacsato ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday Xarunta Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ahayd laba iyo Konton iyo Laba Guuradii ka soo wareegtay Xornimadii Gobolada Koofureed ee Soomaaliya iyo is Raacii labadii Gobol... 
Halkudheg: ,

Dufcaddii Labaad ee Ciidamada Dalka Jabuuti oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Jul 1, 2012
Jamhuuriyadda Jabuuti oo ka mid ah Dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ayaa maAnta soo gaarsiisay Dufcaddii labaad ee ciidamadooda qaybta ka ah Amisom Magaalada Muqdisho. Xukuumadda Jabuuti ayaa hore ciidamo hor u dhac ah ay dalka Soomaaliya ugu soo direen horraantii sanadkan kuwaasoo shaqo ahaan lagu qorey ama lagu magacabay Gobolka Hiiraan. Ciidamadan Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho oo... 
Halkudheg:

Munaasabad Ballaaran oo lagu Xusayey 1da Luuliyo oo ka dhacday Kuala Lumpur, Malaysia

Jul 1, 2012
Munaasabad ballaaran oo ay soo agaasimeen Guddiga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee (SSSM) ayaa xalay ka dhacday Hoolka weyn ee Jaamacada IIUM oo ku taal Caasimadda Dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay ku dhawaad 500 oo isugu jira Ardey Soomaaliyeed iyo waalidiin, Madax uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaliya ee Dalka Malaysia,... 
Halkudheg:

Amisom iyo Soomaalidu waa kala maan

Jul 1, 2012
Waxaa is weydiin mudan, ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, ma waxay soomaaliya u soo galeen in ay dajiyaan qalalalaasaha ka oogon mudada dheer, ayna dhaliyaan nabad waarta? mise inay la dagaalamaan kooxo ay u arkaan awood kobacooda khalkhal inuu galinayo amnigooda qaran iyo guud ahaan amniga wadamo kale oo iyaga jaal la ah. Sida runta ah su’aashaas ka jawaabideedu, waxaa ku dheehan faham... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...