Home » Warar »

Videos: Mutamarkii 12aad ee uu soo qaban qaabiyey Masjid Abuubakar ee Seattle Washington

iyo Mu’tamarkii Switzerland 2012 (Video) –

SEATTLE: Waxaa magaalada Seattle Washington si habsami leh uga socdo mu’amarkii sannadlaha ahaa ee uu soo qaban qaabiyo masjidka Abu-bakar (Seattle), waxaana maanta uu galay maalinkii ugu dambeysay.

Mutamarkan waa kii 12aad ee lagu qabto Seattle, Washington.

Haddaba hoos ka daawo muxaadarooyinkii ay culimadu ka soo jeediyeen Mutamarka, waxaana muxaadarooyinkaas isku soo agaasimey Fatxusalaam.com.

Sidoo kale hoos ka daawo muxaadarooyin Mu’tamarkii Switzerland 2012.

Muxaadarooyinkii:


Mutamarka Seattle Washington

(1).Shuruuda Guurka Qaybta 1aad Sheikh Mohamed Sh Cabdirahman Kariye

(2).Sidee Reer loo Abuuraaa Sheikh cabdulaahi Ibrahim

(3).Dhibaatooyinka Qoysaska & Xalintooda Sheikh Cabdulaahi Ibrahim

(4).in la oodo is fahan waaga u dhaxeeya waalidka & ilmahaha Sh Cabdulaahi Ibrahim

(5).ilmaha laysku soo rido Sheikh Khadar

(6).Streska ama buufiska Maxuu yahay Maxaase Keena Dr.Mumin Dhimbil

Muxaadarooyinkii Swiserland: Hoos ka daawo

Mu’tamarkii Switzerland 2012: Dibaatoyinka haysta Umada Muslinka – Sh. Maxamed Idris

Akhri Warbixintii: Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland oo lagu soo gabagabeeyey shirkii sanadlaha ahaa ee Jaaliyadda Soomaalida

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.