Home » Archive Maalinta June 26th, 2012

Shiikh Shariif oo Markale Lagu Fariisiyey Kursigii…

Jun 26, 2012
Madaxweynaha DFKMG, Shiikh Shariif ayaa booqasho degdeg ah waxa uu galabnimadii Isniin June 25, 2012 ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa si uu halkaas kulan ugula yeesho ra’iisul wasaaraha xukuumadda gumeysiga Itoobiya, Zenawi. Safarka degdeg ah ee Sheikh Shariif kutegey Itoobiya ayaa ku soo beegmay xilli qaylo-dhaan xoog badani ka soo yeertay dastuurkii lagu soo saxiixay Nairobi June 22, 2012.  Read More →
Halkudheg: ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo booqday Degmada Balcad

Jun 26, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa sheegay C/weli gaas oo Talaada 26-kii June 2012 uu booqasho ku tegeyBalcad. Warsaxaafadeedka ayaau qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Degmada Balcad ee Gobalka Sh/ Dhexe. Muqdisho, June, 26, 2012 ———- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad... 
Halkudheg: , ,

Maxaa ka soo baxay Kulankii Shiikh Shariif iyo Meless Zanawi

Jun 26, 2012
iyo Taliyaha Ciidamada Itoobiya Jeneraal Gabra oo soo gaarey Muqdisho… Madaxweynaha DFKMG Jamhuuriyada Soomaaliya Sharif Sh. Axmed ayaa galabta la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Malez Zenawi, Waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya labada wadan, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha DFKMG iyo xukuumadiisa “horumarka ay ka gaareen dhinacyo... 
Halkudheg: ,

Away dhalintii Soomaaliyeed? | Xisbiga Tiir

Jun 26, 2012
Dhamaan dhalinyarad Soomaaliyeed ay kunool dunida dacaladayda waxaan xasuusinaynaa in ay cashir kabartaan waxa kadhacaaya dalka Masar iyo meelo badan oo dunida kale ah. Waxaa xaqiiqa ah isbaddalada kadhaca dunida waxaa lafdhabar u ah dhalinyaro. Haddaba su’aashu waxaytahay, maxaa inagudhacay haddaynu nahay dhalinyarada Soomaaliyeed oon wax ooga badaliwaynay xaaladda dalkayna ay murugsan muddadadheer? Lagasoobilaabo... 
Halkudheg:

Dastuurkii Lagu Soo Saxiixay Nairobi oo Muran Gelinaya Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Jun 26, 2012
“Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee khilaafka soohdimaha caalamig ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi…” waa qodob lagu siyaadiyey Dastuurkii lagu soo saxiixay Nairobi Jimacadii June 22, 2012 Guddiga madaxa bannaan ee dastuurka qabyo-qoraalka ayaa shaaca ka qaaday in nuqulkii ugu dambeeyey ee dastuurka e lagu soo saxiixay Nairobi uu ka duwan yahay... 
Halkudheg: ,

Golaha Wasiirada oo Shir Deg Deg ah Isugu Yimid Galabnimadii Isniinta

Jun 26, 2012
iyo Wasiirka Dastuurka oo iska fogeeyay eedeyntii Gudigga madaxa banaan ee Dastuurka. Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa tibaaxay in kulan degdeg ah oo golaha xukuumada FKMG ay isniintii ku yeesheen Muqdisho in ay ku go’aamiyeen Inuu furmayo shirkii ansixinta Dastuurka 12, July, 2012 isla markaasna waxa uu goluhu ansixiyey Gudi Farsamo ee soo ulitaanka ergada oo magacyadoodu hoos ku qoran... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...