Home » Archive Maalinta June 14th, 2012

Warbixin: Xaaladda Nafaqo ee Muqdisho waa soo hagaageysaa, ha yeeshee dalka intiisa kale wax iskama bedelin

Jun 14, 2012
Warbixin Dheer oo muujinaysa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu — FSNAU waxa ay mar dhow sii daysay war bixintii rubuclaha aheyd ee muddada 1da Marso ilaa 11ka Maajo ee 2012. Qoraalkani waxa uu muujinayaa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu oo lagu saleeyay sahanadii nafaqada ee la qabtey dabayaaqadii April waxa kale oo ay warbixintani bixinaysaa saadaasha dhamaanba qaybaha Somalia ee... 
Halkudheg: ,

Kulanka Qorsheynta Xasilinta Soomaaliya oo maanta ka furmay Djibouti.

Jun 14, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda FKMG – (Djibouti, 14 June 2012) Waxaa maanta magaalada Djibouti, Hotelka Kempinsk ka furmay kulanka Qorsheynta Xasilinta Soomaaliya oohalkaas ka socon doono muddo 4-cisho ah. Kulankan waxaa soo qabanqaabisay Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaana Guddiga u qaabilsan Xasilinta iyo dib u heshiisiinta (National Steering Comittee). Barnaamijka ayaa waxaa... 
Halkudheg:

Taliska Ciidamada Amisom oo sheegey in Madaxda Dowladda Kenya aysan marna ka hadli Karin Howgalka ay ka wadaan Jubooyinka

Jun 14, 2012
Iyadoo Ciidamo fara badan oo ku Howgala Magaca Amisom ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho ayaa qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya Dagaalo ka wada Ciidamada Itoobiya iyo Kenya iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa maanta shir Jaraaid ku qabtey Xarunta Xalane ku xigeen ergeyga Gaarka Ciidamada Midowga afrika Soomaaliya Gen Wafulo Wamnayiyi wuxuuna sheegey in Dowladda Kenya aysan marnaba ka hadli Karin Howlgalada... 
Halkudheg: ,

I AM NOT A SPOILER – (MA IHI QASWADE)

Jun 14, 2012
Codsi ku socda  ODAY DHAQMEEDYADA SOOMAALIYEED Waxaa xaqiiqo ah in Ummadda Soomaaliyeed ay la wada socdaan damaca faraha badan oo lagu raadinayo in DHULBADEEDKA SOOMAALIYA lala wareego (LA BOOBO). Si arrintaas looga hortago waxaan Oday Dhaqmeedyada Soomaaliyeed ka codsanayaa in ODAY kasta uu keeno XILDHIBAAN uu hubsaday in uu wadani yahay. Masiirkii ummadda Soomaaliyeed maanta waxuu gacanta ugu jiraa ODAY... 
Halkudheg:

Kenya oo Xubin ka noqotay Guddiga Xadaynta Badaha Adduunka ee Qaramada Midoobey

Jun 14, 2012
Jaraa’idka Kenya oo qarsan waayey farxaddooda in ay Taageero heshay arrintii ay muddo ku taamayeen ee ahayd xuduuda badda ay la leeliyihiin Soomaaliya, mar haddii Kenya ay xubin ka noqotay guddiga xadaynta badaha…. Waxaa bilowday Wareegii Saddexaad ee Difaaca Badda Soomaaliya Kenya ayaa ku guulaysatey in ay kursi ka hesho Guddiga Qaramada Midoobay u qaabisan Xadaynta iyo calaamadinta xuduuda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya

Jun 14, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya (Arbaco, 13 June 2011) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa maanta kulamo la kala qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...