Home » Archive Maalinta June 10th, 2012

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 24-aad

Jun 10, 2012
Casharkii XXIV Markaas uu Talyaanigu soo weerarayo xuduudda Faransa, ciidamada keliya ee dowladda Faransa ay ka hor-geyn kartey weerarkaas waxay ahaayeen ciidankeeda badda. Gaar ahaan cuntubyada fadhigoodu ahaa badda dhexe (Mediterranian). Raxanta saddexaad ee ciidanka badda Faransa ayaa markaas ku sugnaa degmada Toulun ee ku taal xeebta uu Faransiisku ku leeyahay dhanka bari ee badda dhexe. 14/ 6-... 
Halkudheg:

Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw)

Jun 10, 2012
Casharada Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw) oo uu qoray Ibraahim Saalax …. Qoraaladaan iyo casharadani waxay kasbadeen magac aad u dheer oo ay ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan cirifyada caalamka.  Read More →

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo Xukuumadda ku Eedeeyay inay ku Fududaatay Maamul u Samaynta Degmada Afgooye.

Jun 10, 2012
Xildhibaan Porf. Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbedelka ka dhacay degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Xildhibaanka ayaa si weyn uga hadlay Maamul uu sheegay in dhawaan Dawladdu u sameysey Degmada Afgooye isagoona sheegey in maamulkaasu uu yahay mid lagu deg degay ama lagu fududaaday. Pro. Dhalxa ayaa sheegey inaan xiligan... 
Halkudheg:

Warar ku saabsan Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku Sugnaa Magaalada Ceel Buur oo halkaa isaga baxay

Jun 10, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceel Buur ee Gobolka gal gaduud ayaa sheegaya in Askartii Itoobiyaanka ee ku sugnaa magaaladaas ay faaruqiyeen. Ciidamadan oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa la sheegey in xiligan ay ku wajahan yihiin Degmada Guri Ceel ee isla Gobolkaas waxaana la sheegey in ay la socdaan Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna . Ka bixitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee Magaalada Ceel Buur... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...