Home » Archive Maalinta June 8th, 2012

Ohio: kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth

Jun 8, 2012
Mahad dhamaanteen waxaa iska allaah SW nabad gelyo iyo naxariis allaah ha yeelo nebigeennii Muxamad ahaa SCW dushiisa. Intaas ka db. Masjidka Ibnu taymiya and Islamic center ee magaalada Columbus, ee gobolka ohio Waxaa farxad weyn u ah inuu walaalaha muslimiinta u soo diyaariyey kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth, ururkaas oo ah mid ay ku midaysanyihiin dhammaan dhalin yarada... 
Halkudheg:

Ugaas Mowliid “Aad baan u soo Dhaweyneynaa Hadalkii ka soo yeerey Madaxweyne Shiikh Shariif ee ahaa in la Saxo Qaladaadkii lagu sameeyey Odoyaashii Dhaqanka”

Jun 8, 2012
Iyadoo weli uu taagan yahay Murankii la xiriirey qaabka loo soo xuley Odoyaasha Dhaqanka ee la sheegey in ay ansaxinayaan Dastuurka isla markaana soo xulkaya Xildhibaanada Baarlamaanka,waxaana Beelaha qaar ay qabaan in Cadaaladarro la sameeyey islamarkaana in laga tagey Odoyaashii Dhaqanka ee soo jireenka ahaa iyadoo taasi ay jirto ayaa Ugaaska Beeesha reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi... 
Halkudheg:

Qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya oo Berri Shir uga Furmaya Dalka Jabuuti

Jun 8, 2012
Waxaa la filayaa in dalka Jabuuti uu berri oo ay bishu tahay 9 Juun uu ka furmo shir Muddo Lix Maalmood Soconayaa kaasoo la sheegey in ka qaybgalyaasha qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasada ee ka jira Dalka Soomaaliyeed waxaana shirkaan looga hadlayaa arrimo la xiriira Dastuurka Qabyada si iyana Xisbyada wax ugu biiriyaan Dastuurka weli Ansaxintiisa lagu Muransan yahay. Xisbiyada Siyaasadda ee ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...