Home » Archive Maalinta June 7th, 2012

Dowlada Mareykanka oo $33 million oo Doolar ku Bixinaysaa Macluumaad laga helo Madaxda ugu Sareysa Xarakada Al-Shabaab

Jun 7, 2012
Maraykanku waxa uu $7 million ku bixinayaa asaasaha al-Shabab, Axmed Cabdi aw-Maxamed; sidoo kale waxaa $5 million lagu bixinayaa mid kasta oo kamid ah magacyadan Ibraahim Xaji Jaamac, Fu’aad Maxamed Khalaf, Bashiir Maxamed Maxamuud iyo Mukhtaar Roobow; waxaa kale oo midkiiba $3 million lagu bixinayaa Zakariya Ismaaciil Axmed Xersi iyo Cabdullaahi Yare, sidaas waxaa sheegay saraakiil ka tirsan... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaarihii hore ee DFKMG Soomaaliya oo Xaaladiisa Caafimaad ka soo Reyneyso ka dib Marki uu galey Shil Gaari

Jun 7, 2012
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga ahna Wakiilka Soomaaliya ee Midowga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde isla markaana mar Raiisul Wasaare ka soo noqdey Soomaaliya ayaa Gaari uu Saarna Gaari kale ku dhacay. Gaariga uu Safiirku saarna ayaa sida ay wararku nagu soo gaarayaan waxaa uu ku dhacay Gaari kale xilli uu ku sii jeeday Shir Wakiilada Midowga Afrika ay kaga qayb galayeen Shirka Midowga Yurub... 
Halkudheg:

Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo Deeq Gaarsiisay Qaar Ka Mid ah Isbitaalada Magaalada Muqidsiho

Jun 7, 2012
Shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom oo ka mid ah shirkada isgaarsiinta kuwa ugu waa weyn ee ka howlgala Dalka Soomaaliya ayaa Deeq isugu jirta Shidaal iyo Joodariyaal waxay gaarsiisay Qaar ka mid ah isbitaalada waaweyn ee Magaalada Muqdisho . Isbitaalada Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom Deeqda Gaarsiisay ayaa waxaa ka mid ah isbitaalada Keysaney iyo kan Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir. Ugu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...