Home » Archive Maalinta May 30th, 2012

Puntland oo Ka Laabatay Qaadacaaddii Shirka Istanbuul

May 30, 2012
Wararka ka imanaya magaalada Adis Ababa ayaa sheegay in Puntland ay ka laabatay qaadacaadiii shirka Soomaalida loogu qabanayo magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa warar ku dhaw waxaa laga soo xigtey in uu wadahaadal la galay dawladda Turkiga iyo DFKMG. Waxaana wararku tibaaxeen in Turkigu uu Puntland ka aqbalay... 
Halkudheg: , ,

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Subaxnimadii Hore ee Maanta ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo.

May 30, 2012
iyo Ra’iisul Wasaare Gaaz oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Kolanyadii Gaadiid ee Galbinaysey Madaxweyne Shariif. iyo Afhayeenka Dhinaca Ciidamada ee Xarakada Shabaab oo Sheegey inay Dileen Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamada Kenya. Warbixinadii Amiin Yuusuf: Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Subaxnimadii Hore ee Maanta ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo. Inta la Xaqiijiyay Lix Askeri... 

Shiikh Shariif oo ka badbaadey Weerar ay ku qaadeen AlShabaab iyo Kismaayo oo ay Duqeeyeen Maraakiibta Militariga Kenya

May 30, 2012
Waxaa weerarka ku dhaawacmay 7 qof oo uu ku jiro Afhayeenka Ururka Ahlusuna.. Waxaana ku dhintay askari kamid ah ilaalada Sheikh Shariif… — Iyo Maraakiibta Militariga Kenya oo duqeeyey Magaalada Dekeda Kismaayo… Warbixin: Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Axmed ayaa Talaadadii May 29, 2012 waxa uu ka badbaadey weerar ay koox hubaysani jidka u galeen isagoo marayey agagaarka meesha... 
Halkudheg:

Warqaddii Cali Mahdi Ku Ogolaaday in Sunta Halista ah Lagu Duugo Soomaaliya..

May 30, 2012
“Qiimaha Qofka Bini’aadamka ah waxa uu la mid yahay eber, waxa keliya ee ay qiimeeyaan waa lacag iyo weliba lacag siyaado ah, ma jiro wax ay kala jecel yihiin” Sidaas waxaa yiri nin lagu magaacaabo Giampiero Sebri oo ahaa kuwii Sunta Halista ah keeni-jirey Soomaaliya… Waxana uu intaas ku daray “Halkaas uma tegin in aan jokolaato iyo nacnac u qaybiyo carruurta, waxaan... 
Halkudheg:

Sheikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo Sheegayin Itoobiya in ay Ku Fashilantay Duulaankii ay ku soo Gashay Gobolada Koofureed.

May 30, 2012
Sheikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka tirsan Saraakiisha sar sare ee xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Duulaankii Ciidamada Itoobiyaanka oo gacan siinaya kuwa Dawladda federaalka Soomaaliya ay ku soo galeen qaybo ka mid ah Gobolada Koofureed ee Soomaaliya. Abuu Mansuur ayaa sheegay in damicii Ciidamada Itoobiyaanka ee ahaa inay gebi ahaanba Dalka Soomaaliya ay isku ballaariso... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo Talaadadii soo gaaray magaalada Istanbul

May 30, 2012
Istanbul, May 29, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Booqday Degaanadii loo Barakacay iyo Degmada Afooye ee Shabeelada Hoose

May 30, 2012
Shiikh Sharif Shiikh Axmed oo ah Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada Dawladda ayaa maanta socod ku kala bixiyay inta u dhaxaysa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye oo dhawaan kia baxeen xarakada Shabaab. Sheikh Shariif iyo Saraakiishan la socotay ayaa markii ay gareen degaanka Ceelasha Biyaha halkaa kaga degay Gaadiidkii... 
Halkudheg:

Soo Dhawaynta Xildhibaan Affey & Safiyo oo Si Xawli ah Uga Socda Melbourne

May 30, 2012
Melbourne (29 May 2012): Soomaalida degan caasimada gobolka Victoria ee Melbourne ee dalka Australia ayaa ku jira diyaargarowgii ugu danbeeyey oo lagu soo dhaweynayo laguna marti galinayo xildhibaan Maxamed Cabdi Affey iyo xildhibaanad Safiyo Cabdi Nuur oo ah laba xubnood oo ka tirsan baarlamanka Kenya. Mudane Affey iyo Marwo Safiya ayaa qeyb ka ah wafti balaadhan oo ka socda dalka Kenya oo booqasho... 
Halkudheg:

Jaalliyadaha Soomaalida oo kor u qaadaya Codkood Shirka Istanbuul

May 30, 2012
Qoraalka oo faahfaahsan ka akhri halkan Taalado 29da May 2012   Ayadoo laga ambaqaadayo shirkii London ee bishii February ee sanadkan oo looga arrinsanayay  Soomaaliya  ayaa garwadeenada (Jiliyaasha) dhinaca siyaasadda iyo ururada bulshada  ee xilligan waxay ku shirayaan  mar labaad  Istanbuul  si  ay diiradda u saaraan “Diyaarinta Mustaqbalka Soomaaliya ” (Pre paring  for Somali’s Future). Hayadaha ... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...