Home » Archive Maalinta May 23rd, 2012

Saxiixayaashii Roadmapka oo shirkii Adis Ababa Kaga Dooday sidii loo dhameystiri lahaa inta ka harsan liiska….

May 23, 2012
Warsaxaafadeed: Shirkii Madaxda Soomaalida oo weli ka socda Addis Ababa 22 May 2012: Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka yar ee jira, sidii... 
Halkudheg:

Kulan looga hadlayay Amniga Muqdihso oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir

May 23, 2012
Kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga gobolka Banaadir oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaaradda Arrimaha, Gudaha iyo Amniga qaranka, isla markaana ay ka soo qeyb galeen wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Qaranka, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, guddoomiye yaashe degmooyinka iyo saraakiisha ammaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Kulankan oo... 
Halkudheg:

Wasaaradda Qorsheynta Dowlada Federaalka oo Warbxin ka soo Saartey Xaalada Macluusha ee Magaalada Muqdisho

May 23, 2012
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa in macluushu hoos u dhacday in gaaraysa 50%, xaaladuna ka soo reynayso. Waxaa sabab... 

Ugaaska Guud ee Beesha Sade oo ka tacsideeyey Geeridii Sh.Maxamed Sh.Axmed Cigaal (Xaadle)

May 23, 2012
Marxuum Ugaas Sh.Maxamed Sh.Axmed Cigaal (Xaadle) oo Mombasa ku geeriyoodey Mayy 22, 2012, Allah ha u naxariisto Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo dhamaan dhaqanka beelaha Sade oo tacsi dirayo. Inaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Anigoo ku hadlayo magaca isimada dhaqanka beesha Sade, Waxaan tasci u dirayaa dhamaan duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed, gaar ahaan duubabka... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG oo Sheegay in ay baaritaan ku wado warbaahin….

May 23, 2012
War Saxafaded 54/2012 Dowladda oo Baaritaan ku wado caay iyo af-lagaado ay geysateen xarumo warbaahin (Muqdisho, May 22, 2012) Asbuucyadii la soo dhaafay ayaa waxa socday ol’ole ay wadeen qeyb ka mid ah saxaafada oo madaxda dowladda kula kacay caay iyo af-lagaado, iyagoo abuuraya cabsi ama jahwareer oo ku wajahan hanaanka nabadda ee Soomaaliya, ujeedaduna ay tahay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...