Home » Faallo »

TACSI ka Socota GUDDIDA HORUMARINTA GOBOLKA TOGDHEER (Tacsida Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar)


TACSI Tiiraanyo Leh

Guddida Iskaa wax u Qabso ee Gobolka Togdheer: Maxamuud Aaden Dheri, Maxamed Xuseen Aden

Xirsi Maxamed Cilmi, Dr. Abdiraxman Axmed Raage, Xassan Caalin, Eng. Faarax Xuseen Axmed, Eng. Suleiman Nuux Cali, Aar Saxardiid, Saciid Axmed Jaar, Aden Axmed Caarre, Faarax Xadhigle, Shariif Abokor, Sh. Cabdillaahi Baashe iyo Suldan Jama Nuh:

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii, xaasaskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Alle haw naxariistee Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar.

Guddidu waxay gaar u xusayaan gacantii waxtarka lahayd ee uu ka geystay hirgelinta cusbataalka dhimirka ee magaalada Burco. Waxay kaloo guddidu gaar ahaan u xusaysaan boqollaalkii gaadhi curyaan ee isaga iyo xaaskiisa Aamina Cabdi Jaamac u qaybiyeen dadka curyaaminta ah ee magaalooyinka Boorame, Hargeisa, Berbera iyo Burco.

Waxanu Allaha naxariista badan uga baryeynaa inuu Janatal Firdawsa ka waraabiyo; eheladiisa iyo qaraabadiisa iyo asxaabtiisana ka siiyo samir iyo iimaan.

Waxaa tacsida soo tebiyey
Suldaan
aftahan [ A T ] gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.