Home » Archive Maalinta May 17th, 2012

Maxaa ka Cusub Tartanka K/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Jidda?

May 17, 2012
Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sedan: Jubba Airways waxay madaxa isla galeen L L P P – halka Xiddigaha Kakane iyo Iftin Stars ay wada cayaareen iyadoo Waberi Star ay la cayaartay Bakool iyadoo Blue Stars iyo Fc Alba-na ay cayaar adagi dhex martay. Aan ku horeyno... 
Halkudheg:

Tolow Maxaan isu badali la’nahay!!! | C/qaadir Jaamac

May 17, 2012
Aduunyada aan manta ku noolnahay waxaa ka jira 196 dal (inta xoriyada haysata). Somalida waa dalka kaliya oo aan lahayn dowlad dhexe oo shaqaynaysa laga bilaabo 1991. Marka 195 dal oo isugu jira dowlado Muslim ah, kuwa gaalo ah iyo kuwa cawaan ah oo aan waxba aaminsanayn intaba waxa u suura gashay inay is maamulaan oo dhulkii Illaahay uu ku abuuray oo aabayaashood iyo awooweyaashood ay ku noolaadaan.... 

Munaasabad lagu taageerayey xisbiga Hiil-Qaran oo Minnesota lagu qabtay

May 17, 2012
  Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta Ururka Hiil-Qaran ayaa xalay lagu qabtay gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka, waxaana munaasabadda ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socday qaybaha kala gadisan ee bulshada ku nool gobalka Minnesoto iyo waliba xubno kale oo ka socotay uruurada bulshada rayidka iyo Culuma’udiin Soomaaliyeed. Mas’uliyiinta munasabadaaas ka hadlay waxay... 
Halkudheg:

Mahiiga: “Odayaasha La isugu Keenay Muqdisho Waxay kala dirayaan Baarlamaanka Hadda ee Soomaaliya, waxayna soo xulanayaan baarlamaan cusub”

May 17, 2012
iyo Sheikh Shariif oo Qarammada Midoobey ka codsaday in Soomaaliya laga qaado Cunaqabataynta Hubka iyo Mahiiga Kulanka ka soo daahay, markaasna Sheikh Shariif dantu ku khasabtay in uu khudbadiisa jeediyo inta la sugayo Mahiiga…. iyo Sheikh Shariif oo la weydiiyey in dawladiisu ogolaansho siisay Yurub in ay burcadda ku weeraraan gudaha berriga Soomaaliya, waxaana uu ku jawaabey “faahfaahin... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...