Home » Archive Maalinta May 15th, 2012

Bakhti-yaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey (Scam Lottery)

May 15, 2012
IOM, Hay’ada Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka – “IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya in ay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay’ada IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xidhiidha ama lasoo xidhiidhey dad ka mid ah mujtamaca ku nool dhulalka Soomaalida iyagoo dadka u sheegaya in ay ku guuleysteen Bakhtiyaanasib si ay lacag uga... 
Halkudheg:

Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?

May 15, 2012
Ascm. Mahad oodhan illahay bay usugnatay naxariis iyo nabad geliyona suubaneheena kor kisa ha’ahaato . Intaa kadib. Taariikhdu waa tiir Tagto weeye dheef iyo Toolimaad ka buuxoo Runta lagu tisayaa. Tusmo aad u wacaniyo Tajruubooyin mahadha ah Dadka uga tagtaayoo waxkastoo la toolmoon lagu taabo geliyaa. Waxaan jecelahay inaan wax yar ka dheho 15/5/2012 oo ah malin taariikh iyo tusmo weyn ummad... 
Halkudheg:

Midawga Yurub oo diidan in Dawlada KMG ah ay waqtiga kororsato

May 15, 2012
Midawga Yurub waxaa uu ugu baaqay madaxda dawladda Soomaaliya inay qaadaan tilaabo kastan oo sahli karta inuu isbadal dhaco marka la gaaro 20 bisha August ee sanadkaan. Sida ay daabacday wakaaladda wararka KUNA ee dalka Kuwait War saxaafadeed ka soo baxay Golaha ururka Midawga Yurub u qaabilsan arrimaha dibbadda ayaa lagu sheegay in Midawga Yurub uusan u dulqaadanayn in dawladda KMG ee Soomaaliya ay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...