Home » Archive Maalinta May 12th, 2012

CAKUYE MA ANAA LEYSU-KEY ADEEGSADAY

May 12, 2012
Qormadii  Nuur Cilmi Xalane Email: warsan54@gmail.com Qowmiyad waliba waa ay leedahay ashkhaas dhinac mara danaha dalkaas iyo dadkiisuba ay leeyihiin oo waxa qoorta loo suray magaca  khaa’inu waddan, xabsiga ayaana ah meesha ay nolosha ku laasadaan. Maaha inaan Somaalida ka duwayo eeddda mushkiladeenna oo aan shisheeyaha kula galgalanayo, laakin haddana jilicsanaanteyda iyo kala daadadka igu dhacday... 
Halkudheg:

Minnesota: Bannaanbax looga soo horjeedo xiritaanka Xawaaladaha oo ka dhacay Minneapolis

May 12, 2012
Dadweyne farabadan ayaa Jimcadii isugu soo baxay barxadda farasmagaalada Minneapolis. Bannaanbaxaas oo looga soo horjeeday qorshaha ay bangiyada Maraykanku ku diideen lacagta ay Soomaalida Minnsota u xawilaan eheladooda. Dadkii halkaas isugu soo baxay ayaa sidey tabeelayaan ay ku qoran yihiin in ay bangiga lacagtooda kala bixi doonaan oo akoonadooda ka xiran doonaan haddii aan bangigaasi aqbalin xawilaadda... 
Halkudheg:

Puntland oo ka soo horjeesatey Dastuurka Qabyada ah ee DFKMG

May 12, 2012
– Maamulka Puntland oo ku baaqay in aan la ansixin dastuurka qabyada ah oo ay sheegeen in uusan ku haboonayn Soomaaliya, awooduna aysan si siman ugu qaybsanayn Dawladda dhexe iyo goboladda, yahayna dastuur ku xad gubbaya federaalnimada.. – iyo Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay Itoobiya…. Qoraal May 11, 2012 ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...