Home » Faallo »

Tacsi: Wasiiru dowlahii Dastuurka Puntland oo ku geeriyoodey London

Tacsida geeridii Wasiirudowlaha dastuurka Puntland Dr Cabdi Xasan Jimcaale

Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun annagoo kaa tiiraanyeeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Cabdi Xasan Jimcaale oo ahaa wasiiru dowlaha Dastuurka Puntland ayaan waxaan tacsi u direynaa dhammaan shacabka reer Puntland meel walboo ay joogaanba iyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka.

Dr Jimcaale waxaa uu ahaa halyeey ay taariikhdu xusi doonto oo runtii taariikhda guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan tan Puntland baal dahab ah ka galay. Waxa si gaar ah loogu xasuustaa kaalintii weyneyd uu ka qaatay qoritaanka dastuurka Puntland iyo waliba calanka iyo sumadda Puntland.

Jaaliyaddu waxa ay leedahay Allaha u naxariista marxuumka oo jantul ferdowsa Allaha ka waraabiyo, dhammaan ummadda reer Puntland iyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaanba Allaha ka siiyo. Aaamiin

Waxaa tacsidan diraya
1- Yaasiin Daahir Muuse
2- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
3- Maxamed Cabdixaliim
4- Jaamac Shiikh Cusmaan
5- Cabdullaahi Muuse Guuto
6- Axmed Cali Beto
7- Cali Cashuur
8- Axmed Guufe
9- Cabdicasiis Qoolif
10- Cali Dhoore idiriis
11- Cabdixakiim Jaamac Jooje
12- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal
13- Cabdullaahi kooshin
14- Cismaan Cumar Boqor
15- Cabdinuur Bootaan
16- Farxaan Cali Nuur
17- Burhaan Faarax
18- Xasan Oslo
19- Axmed Maxamed Sablaale
20- Siciid Amesh
21- Warsame Beeldaaje
22- Suldaan Cabdifataax Guure
23- Cali Gacaneey
24- Siciid Yuusuf
25- Maxamed Yuusuf
26- Cabdi Daahir Sodonle
27- Cabdirisaaq Dhamac
28- Aadan Guhaad
29- Shukri Siciid Daahir
30- Ustaad Maxamed Saalax
31- Cabdikeyf Bashiir Faarax
32- Sucaad Ceygaag
33- Xaliimo Saalax
34- Fowsiyo Cartan
35- Liibaan Xirsi
36- Maxamuud Isqasaal
37- Faarax Muuse
38- Siciid Shabeele
39- Nadiifo Dalmar
40- Nadiifo Cismaan
41- Cabdirishiid Beeldaaje
42- Cabdulqaadir Maxamed Ciise
43- Cabdulqaadir Biina
44- Cali Timoyare
45- Cabdulqaadir Yaasiin
46- Cabdisamad Qeyliye
47- Cali Maxamed Ciise
48- Cabdicasiis M Ciise
49- Maxamed Indhoyare
50- Sahra Yuusuf Jaamac
51- Iyo qaar kaloo baddan

Guddiga Fulinta Puntland Diaspora in Leicester (PDL)

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Tacsi: Wasiiru dowlahii Dastuurka Puntland oo ku geeriyoodey London "

  1. waxaan tacsi faamilkii ,qaraabada , iyo saaxiibada dhammaantood
    walaalkay waxaan allaha uga bayayaa janatul fardowsa insha,allaha