Home » Archive Maalinta April 21st, 2012

Dayaxa Waa IIB

Apr 21, 2012
Tan iyo markii la magacaabay Dowladda uu Madaxda ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed sanadkii 2009, waxaa soo noqnoqday heshiisyo ku aadan Badda iyo Dhulka Soomaaliya, waxayna arrintaani ka dhiidhiyey Bulshada Soomaaliyeed, kuwaas oo ka qoray qoraalo fara badan oo Dowladda looga digayo in heshiisyo noocaas ah gasho iyadoo heshiiskii 7-dii April ee sanadkii 2009 ay dowladdu si weyn ugu fashilantay... 
Halkudheg: ,

“Haddii uu sii socdo Muranka Xuduud-badeedka Soomaaliya iyo Kenya wuxuu sababi karaa Dagaal” Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG

Apr 21, 2012
iyo Kenya oo si xad gudub ah ugu andacooneysa in xuduudda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ay kala qaybiso xarriiq jiifta oo u socota dhanka Bari…. taas oo ah middii ay hore uga dhiidhiyeen shacabka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya

Apr 21, 2012
Warar aan ka helney Saraakiil ku dhow dhow Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed waxay sheegayaan in Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaliyeed Generaal Shariif Shiiikhunaa Maye uu u gudbiyey istiqaaladii Xilka Taliyenimo ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Mdaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ka dib markii ay sheegeen in uu wada shaqeyn ka waayey Ciidamada Amisom,Masuuliyiinta... 
Halkudheg:

Kenya, Somalia border row threatens oil exploration

Apr 21, 2012
* Neighbours at odds over where boundary sits in Indian Ocean * Total, Anadarko have licensed blocks in the region * East, Horn of Africa hot spots for oil, gas exploration By Kelly Gilblom NAIROBI, April 20, 2012 (Reuters) – A row between Kenya and Somalia over their maritime border may deter multinational oil companies from exploring for oil and gas offshore east Africa, and a Somali official... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...