Home » Archive Maalinta April 12th, 2012

“Waxaan Heshiis Iskaashi kala Sixiixaney Wasiirka Warfaafinta Dalka Jabuuti…”

Apr 12, 2012
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Jaahweyn oo Wareysi Gaar Ah Siiyey Somalitalk …. Wasiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Is-gaarsiinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Maxamed (Jaahweyn) oo booqasho laba maalmood ku joogey caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan wax ka weydiiney ujeedada safarkiisa, xiriirka ka dhexeeya wasaaradda iyo qaybaha warbaahinta, AMISOM magaalaada muqdisho... 
Halkudheg:

Xildhibaan Xiddig oo Weerarkii Qarax ee Tiyaatarka ku Sheegey inuu ahaa mid Siyaasadeysan oo la Doonayey in lagu Khaarijiyo Raiisul Wasaare Gaas.

Apr 12, 2012
  Iyadoo Maalmahan ay isa soo tarayeen hadal haynta Weerarkii Is Miidaamineed ee ka dhacay Todobaadkii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada ayaa haddana waxaa soo kordhaya Eedeymaha aan weli loo meel helin oo ay jeedinayaan qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Barlamaanka iyo Xukuumadaba Hadaba Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid aha xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo qaybo ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...