Home » News »

Anagoo ah beesha Cabdi Koombe(Jambeel)Waxaan uga tacsiyayneynaa dhamaan umada soomaaliyeed geeridii ku timi Beeldaaje Faarax

Anagoo ah beesha cabdi koombe(Jambeel)waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd oo ku timi Beeldaaje Faarax beeldaaje Cabdulaahi oo ku geeriyooday Axadii 08-04-2012 wadanka imaaraadka carabta waxaanu leenahay ilaahay ehelkii , qaraabadii iyo reer puntlandba Samir iyo iimaan haka siiyo isagana ilaahay Qabriga haw nuuriyo denbigiisana ilaahay hadhaafo janasul Firdowsana ilaahay ha geeyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Waxaa tacsida diraya dadka hoos ku qoran.
1. Bootaan barre samantar (Denmark
2. Cabdulqaadir Xasan Siciid (Dubai)Ganacsade
3. Maxamuud Maxamed Barre(Dubai)Ganacsade
4. Axmad Maxamed Barre (Dubai)Ganacsade
5. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Dubai)Ganacsade
6. Faarax Maxamed Cumar (Dubai)Ganacsade
7. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
8. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
9. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
10. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
11. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
12. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
13. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
14. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
15. Maxmed bootaan barre (Holland)
16. Saharo xasan saciid (Holland)
17. Maxmed xasan saciid (Sweden)
18. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
19. Abshir maxmed barre(Sweden)
20. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
21. Saciid xasan saciid(Sweden)
22. Camale cumar faatax (UK)
23. Cabdirisaaq caynab (UK)
24. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
25. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
26. Cabdiraxmaan xayir(UK)
27. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
28. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
29. Bashiir maxmed barre(UK)
30. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
31. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
32. Maxmed cali Aadan(USA)
33. Saciid yusuf faatax(USA)
34. Cabdirashiid xayir(USA)
35. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
36. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
37. Saciid cadirisaaq barre(USA)
38. Maxamed C/risaaq Barre (USA)
39. Siciid Xayir(USA)
40. Yusuf axmed maxmuud(USA)
41. Faadum caynab(USA)
42. Hodan nuur qodax(USA)
43. Faaduma axmed maxmuud (USA)
44. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
45. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
46. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk)
47. C/risaaq Mohamuud Yuusuf(Dubai)
48. Faarax Cismaan Barre(USA)

Faarax Mohamuud saalax
farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.