Home » Archive Maalinta April 2nd, 2012

Xildhibaan Muuse Nuur Amiin oo Sharcidarro ku Tilmaamay Heshiiska Dowladda Ku Meel Gaarka ay la gashay Shirkadda HallidayFinch

Apr 2, 2012
“Baarlamaanku wuxuu horey u joojiyey in inta laga helayo dowlad rasmi ah aysan Dowladda KMG haatan jirta wax heshiis ah oo dhinaca badda ah la geli Karin Shirkado shisheeye… sidaas daraadeed heshiiskaani waa mid ka hor imaanaya go’aankii Baarlamaanka…” Sii Akhri  Read More →

Hay’adda HARO oo Muqdisho ka Qaybisay Dhar Noocyo kala duwan leh oo laga keenay Magaalada SEATLE ee Gobalka Washington.

Apr 2, 2012
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo ah Hay’ad Samafal kana hawlgasha guud ahaan Soomaaliya iyo meelo ka mid ah wadamada deriska la ah Soomaaliya ayaa maalintii khamiista ahayd ee 29kii bishii Maarso ee la soo gudbay waxay Kaamka BAADLE ee ku yaala degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ka qaybisay dhar noocyo kala duwan leh iyo kabo ay ku deeqeen Soomaalida ku nool Magaalada... 
Halkudheg:

Ugaas Saalax Shiikh Khaliif oo la caleemo Saaray

Apr 2, 2012
Mid ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Markii ugu Horeysey Duubatey ama Caleemo Saartey Ugaas – Waxaa dhawaan Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka ugaas Beesha reer Ow Xasan Ugaas Saalax Shiikh Khallif waxaana ka qaybgaley Caleemo Saarkaas Ugaasyo, Malaaqyo , Nabadoono, Garaadyo ,Xildhibaano iyo Masuuliyiiin ka tirsan Dowladda... 
Halkudheg:

Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka Qaybgaley Caleemo Saarka Ugaas Cusub Beesha Reer Ow Xasan

Apr 2, 2012
Waxaa dhawaan Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka ugaas Beesha ree Ow Xasan Ugaas Saalax Shiikh Khallif waxaana ka qaybgaley Caleemo Saarkaas Ugaasyo, Malaaqyo , Nabadoono, Garaadyo ,Xildhibaano iyo Masuuliyiiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarkaas. Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...