Home » Archive Maalinta April 1st, 2012

Xasan Daahir Aweys “Dagaalka Jihaadka ahi Cidna si Gaar ah uma Sheegan Karto, balse Jihaad Waa Fardul Ceynka Wuxuu Waajib ku yahay …

Apr 1, 2012
Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka tirsan Saraakiisha Sare ee Xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Mad-Madow u muuqda inuu u dhaxeeyo Xarakada Shabaab. Xasan Daahir oo ka hadlayay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ugu horeynba sheegey in ay khaldami karayaan isla markaana loo baahan yahay wixii Khalad ah ee ka dhaca Maamulkooda in ay dib u saxaan. Hadalkii Sheikh Aweys Hoos... 
Halkudheg: ,

Xaflad baraalan lagu soo dhaweynayay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan oo xalay lagu qabtay Magaalada Khartuum.

Apr 1, 2012
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhoweynayay Safiirka Cusub Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan Mudane Maxamed C/laahi Ugaas ayaa lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacada Ifiriiqiya ee Magaalada Khartuum. Xafladan lagusoo dhaweynayay Danjiraha cusub ayaa soo qabanqaabiyay Madaxa Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaarada Soomaalida ee dalka Sudan Mudane.C/qaadir Guulane ayaa kasoo qeygalay Wasiiru... 
Halkudheg:

Xisbi Cusub o oo uu ka Dhex Muuqdo Farmaajo Lana Magac Baxay Tayo oo Looga Dhawaaqay Dalka Maraykanka.

Apr 1, 2012
Gudaha Dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay Xisbi Cusub oo la magac Baxay Sinaanta iyo Cadaaladda TAYO kaasoo Guddoomiye loogu Doortay Drs Maryan Qaasin, halka Xoghaye Guudna uu ka Yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mar ahaa Ra’iisul wasaraha dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya. Drs Maryan Qaasin oo Waraysi gaar ah siisay Warbaahinta ayaa sheegtay in ay si aad ah ugu faraxsan tahay Xisbigan ay... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho

Apr 1, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaa oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Siyaasadda Q/midoobey ee UNPOS. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Ku-Simaha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...