Home » News »

Tacsi: Jaaliyadda Ottawa, Canada iyo Geerida Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ottawa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed oo maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacayo.
Waxaan kale oo aan tacsi taas la mid ah u diraynaa dhamaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto anagoo la wadaagaynga baroor diiqda ay u samaynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed.
Waxaan ummada Soomaaliyeed dal iyo gudoba aan si xushmadi ku jirto uga codsanaynaa inay cafis iyo duco u hibeeyaan marxuumka, isku duubni iyo midnimo qaranimo ku dheehantahayna muujiyo.
Waxaan Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed Allaha qaadirka ah uga tuugaynaa dambi dhaaf, qabriga oo loo waasiciyo iyo Allah oo naxariistiisa aan xadka lahayn u hibeeya marxuumka geliyana janaadkiisa.
Magacyada TacsidaDiraya
1. Axmed Ismaaciil Boqor iyo Xaaskiisa
2. Siciid Muuse Islaan iyo Xaaskiisa
3. Mohamed Dalmar iyo Xaaskiisa
4. Cumar Xaaji Xuseen iyo Xaaskiisa
5. Faarax Aw-Cismaan iyo Xaaskiisa
6. Abdirazaq Karood iyo xaaskisa
7. Maxamud XajiAden iyo xaaskisa
8. Ismaaciil Gaadosaar iyo Xaaskiisa
9. Maxamed Yusuf iyo Caruurtiisa
10. Khadar Ciise Ciise iyo Xaaskiisa
11. Yusuf Boqor iyo Xaaskiisa
12. Xussein AhmedGeyre iyo xaaskisa
13. Xussein Saladiyo xaaskisa
14. Ahmed Yacquub iyo xaaskisa
15. Cabdi Shire Ciise iyo xaaskisa
16. Ahmed Xassan Bare iyo xaaskisa
17. Cabdulqadir Cilmi iyo xaaskisa
18. Maxamed Daahir iyo Haxskiisa
19. Abdul Ciise Ileeye iyo Xaskiisa
20. Maxamed Dalmar iyo Xaskiisa
21. Abdi –XakimCigaal IYO Xaskiisa
22. Cabulqadir Teto iyo Walaalihiis
23. Maxamed CabdiXamiid Islaan iyo Xaskisa
24. Cabdi Hilowle iyo Xaskiisa
25. Burhaan Nuur Xashi iyo xaskiisa
26. Abdirizaaq Bacal-waan iyo xaskiisa
27. AbdiraxmaanAxmed Bixi iyo Xaskiisa
28. Abdirizaaq iyo xaskiisa
29. Dr.Aadan iyo Xaskiisa
30. Axmed MaxamuudC umar iyo Xaskiisa
31. Maxamed Cali Diiriye
32. Dr. Cismaan Seed iyo Xaskiisa
33. Axmed XaajiCabdalla iyo Xaskiisa
34. Abdullahi Xuseen Cabdi (Dige)
35. Xasan Xaaji Cabdalla iyo Xaskiisa
36. Cabdrashiid Magan iyo Xaskiisa
37. Xasan Eley iyoXaskiisa
38. Cabdi-daahir Wiish Ararsame iyo Xaaskiisa
39. Abdirashiid AdenXasan
40. Yuusuf Axmed Deynab
41. Caydaruus Xaaji Cabdalla
42. Caydaruus Uur-Doox iyo Xaskiisa
43. Mahad shaafici iyo Xaskiisa
44. Cabdinaasir Xaashi Farah iyo Xaskiisa
45. Koonto Khaalid Muuse iyo Xaskiisa.
46. Cabdullahi Colad Guure
47. Farhia Ali Abdi iyo Caruurteeda
48. Dr. Idil Salah Ladane iyo Caruurteeda
49. Mama Sirad Abfur iyo Caruurteeda
50. Mama Nadiifo Farah Ali (Farmiyeeri) iyo Caruurteeda
51. Mama Madina Maxamuud iyo Caruurteeda
52. Mama Madina Qamac iyo Caruurteeda
53. Sacdiya Khliif iyocaruurteeda
54. Sacdiya Xusen iyo Caruurteeda
55. Asli XaajiCabdalla iyo Caruurteeda
56. Jawaahir Khalifiyo Caruurteeda
57. Shugri Xirsi iyoCaruurteeda
58. Bool-Afbuur iyoCaruurteeda
59. Faduma CiiseCali iyo Caruurteeda
60. Mulki Ismaaciil iyo Caruurteeda
61. Faduma Saciid Mariino iyo Caruurteeda
62. Fadumo Cali Ciid iyo Caruurteeda
63. Shukri Mahamed Igal iyo Caruurteeda
64. Sahro Sugulle iyo Caruurteeda
65. Warfog Yusuf iyo Caruurteeda
66. Saido Ali Barre iyo Caruurteeda
67. Sahro Ilbalac iyo Caruurteeda
68. Shamo Cismaan Diiriye iyo caruurteeda
69. Hagiyo Amino Cumar iyo Caruurteeda
70. Hawo Gaboose iyo Caruurteeda
71. Maryan Farah Geesood iyo Caruurteeda
72. Safiyo Farah Dheere yo Caruurteeda
73. Mariam Mohamed Waberi iyo Caruurteeda
74. Canab Mahamud (Waaweyn) iyo Caruurteeda
75. Fowsiyo Aden (Kukay) iyo Caruurteeda
76. Jamad Geesood iyo Caruurteeda
77. Sucdi Jama Aar iyo Caruurteeda
78. Qamar Amin iyo Caruurteeda
79. Maryam Cali Cumar (Sheegow) iyo Caruurteeda
80. Khadra Abdullahi Cali iyo Caruurteeda
81. Hawo Aden Aden Gaas
82. Maryan Barkhadle iyo Caruurteeda
83. Sahro Mahamud Abdalle iyo Caruurteeda
84. Bool Afbuur iyo Caruurteeda
85. Maryam Cabdulla Hagi Diriye iyo Caruurteeda
86. Sharo Mahamud Waaweyn
87. Haliimo Barkhadle iyo Caruurteeda
88. Shukri Mahamed Siciid Samatar (Gacaliye) iyo Caruurteeda
89. Shukri Guuleed iyo Caruurteeda
90. Asho Hagi Warsame iyo Caruurteeda
91. Safiyo Maxamed Sh. Cabdi iyo Caruurteeda
92. Khadijo Farah Abdulle iyo Caruurteeda
93. Naima Farah Abdulle iyo Caruurteeda
94. Ayan Maxamed Dirir iyo Caruurteeda
95. Ayan Farah Abdulle iyo Caruurteeda
96. Sahro Xuudi iyo Caruurteeda
97. Sacdiyo Khalif iyo Caruurteeda
98. Xukun Mahamoud Xaaji Xassan iyo Caruurteeda
99. Sahro Santi iyo Caruurteeda
100. Sadiyo Witig iyo Caruurteeda
101. Saalaxo Sheekh iyo Caruurteeda
102. Maryan Xaaji Cismaan iyo Caruurteeda
103. Safiyo Maxamuud Abdi Bare iyo Caruurteeda
104. Sureer Abdulaahi Shire iyo Caruurteeda
105. Xaliimo Cali Dheer

Kala xiriir Farah Aw-Osman awosman@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.