Home » Archive Maalinta March 25th, 2012

Ciidamo Itoobiyaan oo soo Buuxiyey Guriceel iyo Shariif Xasan oo ka soo horjeestey in Ciidamo AMISOM la keeno Magaaladda Baydhabo

Mar 25, 2012
Dowladda Itoobiya ayaa askar tira badan ku soo daad gureysay Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ee Dalkeenna Soomaaliya, iyadoo ciidamadaasi halkaasi dhaqdhaqaaqyo ay ka wadaan ka dib markii Magaaladda Dhuuso mareeb ay ka dheceen Dagaalo Khasaaro badan dhaliyey. Cidamadaan qaarkood oo ka yimid Dhulka Soomaalida ee Itoobiya gumaysato ayaa soo maray Magaalada Balanbal ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud... 
Halkudheg: ,

Muhaajiriin Soomaaliyeed oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla Libya iyo kuwa weli ku jira Xabsiga.

Mar 25, 2012
Muhaajiriin Soomaaliyeed oo ay tiradoodu la ekayd 74, oo ay 13-ka mid ahi yihiin Dumar, midna uu Caruur ahaa, ayaa maanta(25/03/2012) laga sii daayay Xabsi KMG ah oo ku yaalla Magaalada Tripoli ee dalka Libya. Dadkan oo ay Safaaradda Soomaalida ee Libya ay sii-dayntooda u gashay dadaal badan, ayay Ciidanka Amaanka ee Tripoli 14-kii bishan gacanta ku soo dhigeen, xilli ay isu diyaarinayeen inay ku shiraacdaan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...