Home » Archive Maalinta March 20th, 2012

Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel doodda siyaasadeed!”

Mar 20, 2012
WQ. Cabdulqaadir M. Wacays - Email: cmwacays@yahoo.com Wasiirka Koowaad ee dowladda Ingiriiska David Cameron wuxuu bartamihii bishii Nofember 2011 ku dhawaaqay in uu dalkiisa ku qabanayo shirweyne Soomaaliyeed oo caalami ah oo uu xal ugu raadinayo dhibaatada Soomaaliya, asagoo taasna ku sababeeyey in ay “Soomaaliya qatar ku tahay danaha dalka Ingiriiska.” Warbaahinta reer Galbeedka Durba, warbaahinta... 
Halkudheg: ,

Warbixin ku saabsan Dagaal Faraha looga gubtey oo Socdey Muddo Dhowr Saacadood oo ka dhacay Magaaladda DhuusoMareeb ee Galgaduud

Mar 20, 2012
Waxaa saakay (Talaada Maarso 20, 2012) salaadda subax intaan la tukan dagaal culus Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud ku soo qaaday ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab oo mudooyinkaanba ku suganaa meel aan sidaasi uga dheereyn Dhuusamareeb, waxaana ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay markii hore la wareegaan Magaalada Dhuusamareeb markii ay la kulmeen iska cabin aan sidaasi... 

Shiikh Shariif oo Weli ku Adkeysanya una Suxul Duubaya Sidii Soomaaliya looga Qaadi lahaa Cuna qabateynta Hubka.

Mar 20, 2012
Madaxweyna Dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya oo ka qayb galayay Munaasibad Tababar loogu soo gaba gabeynayay Boqolaal Askeri oo ka tirsan Ciidamada Dawladda KMG ayaa sheegey in ay xukuumaddiisu waddo sidii Soomaaliya ay u yeelan lahayd Ciidan Qaran. Waxana uu sheegey in Dalna uusan Ciidan la’aan dhisnaan karin isla markaana Ciidamada Soomaaliya laga sugayo in marka AMISOM Ciidamadeedu ay ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...