Home » Archive Maalinta February 15th, 2012

Xildhibaano Gaaraya 270 Xildhibaan oo Cod Aqlabiyad kaga soo Horjeestey Shirka ka Furmey Magaaladda Garoowe

Feb 15, 2012
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho,Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay Madoobe Nuunoow ayaa ajnadhaha looga doodayay waxa uu ahaa Kulanka la filayo inuu maanta Magaalada Garoowe uu ka furmo. Kulanka ayaa dood... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Dalbadey in Cunaqabateynta Hubka laga qaado si ay ula Dagaalamaan Al Qaacida

Feb 15, 2012
Banaanbax uu soo soo maamulay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaana degmada Xamar Weyne.Boqolaal dad ah oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan lix iyo tobanka degmo ee Gobolka banaadir ayaa maanta socod ku maray wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa ugu danabayntii socodkii ay ku soo mareen waddooyinka Degmada Xamar... 

Ardayda Jaamacada Puntland University Science and Technology oo u fariisatay intixaankii Jaamacada.

Feb 15, 2012
Kuliyada caafimaadka Jaamacada Puntand University Science and Technology ayaa lagu qabtay xaflada lagu xirayey semester-ka 1aad isla markaana lagu soo dhaweynayey aradayda cusub ee sanadka 2012/2013. Goobtaas ayaa ardaydii semeterka dhameeyey waxay u fadhiyeen imtixaan, Imtixaanka ayaa ahaa mid macalimiintu dusha ka ilaalinayeen waxaana lagu galayey fasalada aqoonsi u gaar ah jaamacada iyo Sawirka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...