Home » Archive Maalinta February 14th, 2012

Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska william hague oo la Kulamay Soomaalida K/afrika.

Feb 14, 2012
Cape Town:-Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida South Afrika ayaa saaka Kulan la qaatay Wasiirka Arimaha Dibada Britain.Kulanka oo ka dhacay Magaalada Cape Town Ee Wadanka South Afrika ayaa waxaa ka qaybgalay Masuuliyiin ka socotay Jaaliyada Soomaalida Ee South Afrika oo si gaar ah Xiriir ula samaysay Wasiirka ARimaha Dibada UK. Mr.William Hague ayaa waxa uu Soomaalida qaabilay Markii uu la shiray Madaxweynaha... 
Halkudheg:

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Dagaalo Maanta ka Dhacay Duleedka Magaaladda Muqdisho

Feb 14, 2012
Talaada: Waxaa maanta Duleedka Muqdisho gaar haan Deegaanadda loo barakacay ka bilowdey Dagaalo u dhaxeeye Ciidamadda Dowladda oo gacan ka heleya Ciidamadda Amisom iyo Xarakadda Al-Sbabaab oo dhawaan ku biirtey Ururka All- Qaacida waxayna Dgaaladda ka bilowdeen halka lagu magacaabo Sarkuusta iyo Daarta Maslax ee Hormarta Wadada tagta Degamadda Afgoye. Dagaaladan ayaa bilowdey ka dib markii Ciidamo... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe

Feb 14, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ka kooban Wasiiro ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo la filayo in maalinta berri ah uu ka furmo shirka Garowe2. Wefdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka madax uu horkacayay madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole... 
Halkudheg:

Madal loogu Magacdarey Daljir ayna ku Mideysan yihiin Siyaasiyiin Aqoonyahano maanta looga dhawaaqey Magaaladda Muqdisho

Feb 14, 2012
Munaasbad si heer Sare ah loo soo agaasimey islamarkaana ay ka qeyb galleen aqoonyahanno,Siyaasiyiin Masuuliiyn ka Tirsan Dowladda KMG, Culumaa’udiin, Haween iyo dhallinyaro ayaa maanta ka dhacday Hotelka Ambasador ee Magaalada Muqdisho taa oo dhidibada loogu taagay Madal ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, Magacna looga dhigay Madasha Daljir. Ugu horen wasiirkii hore... 
Halkudheg:

Laba Sarkaal oo ka tirsan Xarunta Madaxtooyadda oo Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed

Feb 14, 2012
Warar aan ka heley Xubno ka shaqeeya Xarunta Madaxtooyada Filla Soomaaliya ayaa noo Xaqiijiyey in Laba Sarkaal oo Madax ka ahaa Xarunta Madaxtooyadda ay Istaqaaladii Islcasi;laada u gudbiyaan Madaxweyne Shiikh Sharif Shiikh Axmed ka dib markii Labdaas Sarkaal ay sheegeen in aysan sii wadan Karin Howshii ay ka hayeen Xarunta Madaxtrooyadda islamarkaan shaqooyinkoodii ay Caqab ku noqdeen Masuuliyiin... 
Halkudheg:

Sidee Youtube Looga xannibi karaa Aflaanta Anshaxa xun

Feb 14, 2012
Sidee carruurtaada uga difaaci kartaa video-yada anshaxa xun ee ku jira Youtube…. Websiteka Youtube waxaa maalintii laga daawadaa 3 billion oo video kuwaas oo ay ku jiraan video-yo laga kororsan karo cilmi iyo aqoon farsamo. Laakiin waxaa kale oo ku jiri kara video anshax xun ama aan ku haboonaynin carruurtu daawadaan. Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Jaaliayadda Soomaaliyeed Ee Wadanka Austria (Vienna-Yurub) Oo Guddi Cusub Doortay

Feb 14, 2012
Xaflad xilwareejin ah oo ay ka soo qayb galeen wax garadka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Austria si wanaagsanna loo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday caasimadda wadanka ee Vienna. Gudigan cusub ee jaaliyadda oo iyagu xilka hayndoona labada sanadood ee socda ayaa waxa ay kala wareegeen xilkan gudigii hore oo iyagu xilka soo hayey muddo shan sanadood ah, waxaana Gudoomiye Loo doortay C/shakuur... 
Halkudheg:

Gabay: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”

Feb 14, 2012
Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay u tiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaas oo magaciisu ahaa “Duni”, ayuu abwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaanka ka mid ahaa: Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye Mowloow mar noolee dalkaan waan muraal... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...