Home » Archive Maalinta February 13th, 2012

Madaxweynaha DFKMG Shariif oo Sheegay in uu soo Xirmey Al-Baabkii Wada hadal lala galo Xarakada Alshabaab ka dib markii ay ku Biireen Al-Qaacida

Feb 13, 2012
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dawaan la hadlayay Boqolaal Dad ah oo isugu soo baxay Degmada Wadajir kulan loogu magac daray is dhax galka Bulshada ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay maalinimadii shalay ku sheegey in Xukuumaddiisu ay ka guulaysatay dagaalkii ay kula jirtay Xarakada Shabaab. Madaxweynaha oo khudbaddiisu dhinacyo badan taabanaysey ayaa ugu horeynba sheegey in muddo... 

Xubin ka tirsaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Sheegey in Muddo 24 Saac Gudahooda ay kaga jawaabi doonaan Dil Cidamada Amisom u Geysteen nin Madax looga jirey

Feb 13, 2012
Xildhibaan Xasan Isaaq Gees Cadde oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay qaar ka mid ah war baahinta ayaa si caro leh uga jawaabay Dil Gaadiidka Ciidamada AMISOM ay Shalay ugu Gayteen Km 4 Wiil Dhallinyara ah oo la sheegey in madax looga jiray.Dilkan wiilka Dhallinyarada ah ayaa yimid ka gadaal markii Kolanya gaadiidka Ciidamada AMISOM ah oo Galbinayay Madaxweyne... 
Halkudheg:

Soomaalida Holland oo kaalinta koowaad ka gashay dadka ugu liida xagga waxbarashada iyo horumar la’aanta.

Feb 13, 2012
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka sameeyeen dadka qaxootiga ah ee u dhashay dalalka Ciraaq, Iiraan, Afghanistaan & Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Amsterdam. Shirkani oo ay kasoo qeybgaleen ururada Soomaalida ee ka dhisan Holland, waxaana... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...