Home » Archive Maalinta February 9th, 2012

Kenya iyo Itoobiya oo Dowladda Ingiriiska ka codsaday in ay Gacan ku yeeshaan Shirka la filayo in uu ka Dhaco London

Feb 9, 2012
Iyadoo maalmo kooban ay ka harsan tahay qabashada shirka Magaalada London ayaa haddana dowldaha Kenya iyo Itoobiya waxay qoraalo u direen Dowladda Ingiriiska oo ay ku sheegeen in ay doonayaan in ay qayb libaax ku yeesheen shirkaasi lagu wado in uu ka dhaco Magaalada London maddaama ay yihiin labo dowladood oo deris la ah Soomaaliya. Waxaa la filayaa in Magaalada London ay dhawaan gaaraan mas’uuliyiin... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada DFKMG.

Feb 9, 2012
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda. Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Talyaaniga, Kenya... 
Halkudheg:

Ururka Midowga Yurub oo ku Hanjabay in ay Joojinayaan Dhaqaalaha ay siiyaan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya

Feb 9, 2012
Ergeyga Midowga Yusub oo dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa ka war bixiyay Xaaladda Soomaaliya uu ku soo arkay mudadii uu booqanayay magaalada Muqdisho iyo kulamadii uu la yeeshey Madaxda Sare ee Dowladda . Alexander Randos oo ah Ergayga Midowga yurub ee Geeska Afrika oo la hadlayay wakaaladaha wararka ee Caalamka xilli uu ku sugnaa Magaalada Nayroobi ayaa sheegey in Somaaliya dhinaca... 
Halkudheg:

Hayadaha HARO iyo WAMY oo Weli wada Gargaarkii ay Gaarsiinayeen Dadka Barakacayaasha ah

Feb 9, 2012
Iyadoo weli ay ka sii socdaan Muqdisho iyo qaar ka mid Gobolada Soomaaliya Gargaarka la gaarsiinayo Dadka Barakacayaasha ah ayaa Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) iyo Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa gargaar noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo kun nool Degmada Xamar Jajbab kuna jira Laba Kaam Laba Xero Barkacayaal ay ku jiraan oo lagu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...