Home » Archive Maalinta December 27th, 2011

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Guluf ugu Jira ku Qancinta in ay Go’aankoodii Ka Laabtaan Xildhibaanadii Xilka Ka Qaaday Shariif Xasan.

Dec 27, 2011
Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG Soo maaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa wada dadaal uu ku doonayo inuu ku qaboojiyo Xiisadda ka dhex aloosan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha dawladda ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maalinimadii shalay Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaano ka tirsan kuwii dhawaan xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamanka. Illaa Toban... 
Halkudheg:

kaalmo la gaarsiiyey barakacayaal ku sugan xeryo gargaar oo muqdisho ku yaal

Dec 27, 2011
Kaalmo lacageed oo Gaareysa ilaa todobo kun oo doolar oo la gaarsiiyey barakacayaal hooyooyin caruur iyo curyaamiin . Kaalmadan lacageed ayaa waxaa bixinteeda iska kaashaday hey.adda UNICEF GLOBAL STAFF ASSOCIATION waxayna aheyd Mid ay iska kaashadeen oo ah cash support to Mugadishu IDPS distributedby: WOMEN PIONEERIS FOR PEACE AND LIFE ( HINNA) Deeqdaan oo aheyd lacago doolar kaash ah oo qofkiiba... 
Halkudheg:

Shirweynhii Xisbiga Hiil Qaran oo Muqdisho lagu soo Gabagabeeyey

Dec 27, 2011
Waxaa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Xarunta Xisbiga Hiil Qaran lagu soo gabagabeeyey Shirweynihi Xisbiga Hiil Qaran waxaana ka qaybgaley Xubnaha Xisbigaas , Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyadoo inta aan la soo gabagabeynin Shirweynahaas in Xubnaha Xisbiga Hiil Qaran Muddo Saddex maalmod ay lahaayeen dood ku aadan qaabka loo wajahayo haddii Xisbiga Xisbiga Hiil Qaran uu ku guuleysto Hagaanka Dalka... 
Halkudheg:

Shirkii Garowe muxuu ka bedeli karaa Siyaasadda Dalka Soomaaliya?

Dec 27, 2011
Hordhaca iyo ififaalaha ka muuqada siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa waxaad moodaa in laga dareemayo wejiyo kala duwan oo laga dheehan karo is afgarasho iyo wada tashi marka laga eego dhinaca kale waxaa soo ifbaxaya siyaasad cakiran oo jahawareer uu ka muuqanayo gulufyo colaadeed, dagaalo,iyo xildhibaano kuraas isku qaraacaya oo xal mooday inay awoodooda siyaasadeed u adeegsadaan inay khalkhal geliyaan... 

Halkan ka fiirso Jadwalkii dawradii Lixaad ee magaalada Aarhus,Denmark

Dec 27, 2011
Waxaa Nasiib inoo ah in maalinta jumcaha ah ee soo socda ay bilaabmi doonto dawradii xiligan oo kale uu qaban jirey Masjidka AL-Taqwa(Åbyhøj) ee wadanka Denmark Gaar ahaan caasumadda labaad ee Aarhus.  Read More →

Qeybtii labaad Xagjirnimadda Diimeed

Dec 27, 2011
Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo kusaabsan xagjinimada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada iyo noocyadeeda kala duwan. Waxaan si gaar ah u tilmaamnay in xoogga saarayno darafka xadgudubka. Taas macnaheedu ma aha in aan sahlanayno darafka gaboodfalka, laakiin khatarta tooska ah ee uu Ummadda oo dhan ay u leeyahay xagjirnamada nooceeda xadgudubka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...