Home » Archive Maalinta December 26th, 2011

Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamaanka DFKMG oo Ku Gacan Sayrey Hadaladii ka soo Yeeray Shariif Xasan

Dec 26, 2011
Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG oo Shir ay Ku Yeesheen Muqdisho ayaa Ku Gacan Sayrey Hadaladii ka soo Yeeray Shariif Xasan Shiikh Aadan. Xildhibaanaddii dhawaan Xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka KMG Soomaaliya oo maanta (Isniin) kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa falanqeeyay hadaladii shalay ka soo yeeray Shariif Xasan ee ahaa in Xildhibaanada Baarlamaanku ay dib ugu laabtaan... 
Halkudheg:

War-Saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada Muqdisho

Dec 26, 2011
Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed Mohamud Haji Ibrahim ayaa looga hadlay Bilad Sharafta Qaramada Midoobay ay bixiso oo loo yaqaan United Nations Population Award. Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha Wasiirada u sharaxay Bilad Sharafta... 
Halkudheg:

Abuukar Badri “Haddii Bahda Warbaahinta waxaa Dhigi doonaa Banaanbax la mid ah kii ka dhacay Fagaaraha Taxriir hadii aan Dowladda Cabashadeena Dhageysan”

Dec 26, 2011
Tan iyo markii dilka loo gaystey Wariye Cabdisalaan Xiis Todobaadkii hore waxaa jiray Cabashooyin ka soo yeerayay Bahda Saxaafadda ka hawl gasha Magaalad a Muqdisho iyo Gobolada dalka. Shalay ayay saxafiyiinta ku sugan magaalada Muqdisho waxa ay dibad bax cabasha ah ay ka sameeyaan afaafka Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.,Sarkaal ka tirsan qaybta Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha oo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...