Home » Archive Maalinta December 22nd, 2011

Shirkii Garowe oo furmay iyo Shariif Xasan oo kaga qayb galay “Guddoomiyaha” Baarlamaanka DFKMG

Dec 22, 2011
DFKMG oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Furitaankii Shirka Garoowe –  “Shirkan oo daba socda shirkii ka dhacay magaalada Muqdisho 4-6 bishii October kaasoo loogu magac daray shirka Wadatashiga Soomaaliya” waxaa warsaxaafadeedka hoose ka soo saaray DFKMG… Shirkii Garowe oo furmay iyo madaxda dowladda oo khudbado ka jeediyay Garowe, Arboco, December 21,2011———Shirkii... 
Halkudheg: ,

Fadhigii Baarlamanka KMG oo Mar Kale Gacmaha la Isula Tegay, Isla markaana markii Dambe Af Garad Ku Soo Gaba Gaboobey

Dec 22, 2011
Iyadoo maantay sidii qorshuhu ahaa xildhibaanada Baarlamanka KMG ee ka soo horjeeda Guddoomiyihii hore Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ay u Madalsanayeen Xarunta Golaha Shacabka ayaa sheekadaba waxa ay ku bilaaban tay Ciidamada ammaanka ee Goobtaas ku sugan iyo Xildhibaanada oo Foodda Is Daray kadib markii Ciidamada Diideen in wax kulana ah uu ka dhaco Xarunta Golaha Ciidamada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...