Home » Archive Maalinta December 21st, 2011

Gabaygan Magiciisa waxaa layiraahdaa Duni

Dec 21, 2011
gabaygaan duni waxaa curiyey c/laahi c/qaadir maxamud (kawtame) isaga oo u waramaya saaxiibkiis jaamac hurfe xaaji oo gabyaa ah ugana waramaya waxa dunida uga muuqda gaar ahaane somaliya wuxuu yiri Jaamacow meekhaan gabay hadaad maalmo iga wayday Wiiraale iyo waxaan ku jiray meeratiyo faale Aduunyada murkeedaan lahaa eeg halkuu maro Maldahaan la dhoobaan lahaa eeg halkuu maro’e Majaxaabadaan soconaysaan... 

Maareeynta khilaafka

Dec 21, 2011
Gacaliye akhriste, maqaalkan maanta waa nooc ka duwan kuwii hore, kowaas oo sadarro la akhriyo ahaa, sidaadaraadeed waxaan maanta akhristaha u soo bandhigay labada sawir oo hoos ku dhaggan.Balse intaadan u gudbin labada sawir aan kuu sameeyo “Brain storming” Maskax kicin. Mowduucu waa: Maareynta khilaafka: Maareyn: waa arrin taagan wax ka qabashadeed, hagaajin. Loolan; waa dagaal ama arrin kale... 

SOMALIA: NO MORE HYBRIDS OF EMBAGATHY AND DJIBOUTI PARLIAMENTARIANS.

Dec 21, 2011
Somalia, has suffered over more than two decades of wars, famine, drought, malnutrition, diseases, exodus of hundred thousands of refugee living in squalid camps in neighboring countries, hundred thousands of internally displaced people uprooted by fighting and as a result many lives have been lost. Are we happy where we are? In my view, it has to be a bad leadership and there is an African Proverb... 
Halkudheg:

Tafaasiil Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa Duqeyntii Diyaaradaha Kenya ay ka geysteen Degaanka Hoosiingga ee Gobolka Jubada Hoose.

Dec 21, 2011
Inta la xaqiijiyay illaa shan iyo Toban Ruux ayaa dhimatay halka 38 kalena ay ku dhaawacmeen Duqeyntii shalay gelinkii danbe ka dhacday Degaanka Hoosiinggo oo ka tirsan Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose. Diyaaradaha dagaalka Nooca Miigga ayay sheegeen dadka degaankaasi ku dhaqan in weerar laba mar ah ay ku soo qaadeen gudaha magaalada iyo meel hal kiilo ka durugsan magaalada . Maxamuud Ibraahim... 
Halkudheg:

Imaanshihii Ciidamada Jabuuti ee Muqdisho oo markiiba Khilaaf ka dhex Abuurey kuwa Uganda iyo Burundi

Dec 21, 2011
Weli waxaa taagan Khiaafkii Ciidamadda Jabuuti iyo kuwa Amisom ka dib markii Taliyaha Ciidamada Jabuuti Gen Zakeriye uu sheegey in heshiiska Ciidamada Jabuuti ay ku yimaadeen Muqdisho aya tahay in ay ilaalyaan xarunta Madaxtooyadda , Dekeda Weyn ee Magaaladda Muqdisho iyo Garoonka taasoo aya ka diideen kuwa Amisom gaar ahaan kuwa Uganda Ciidmadda Amisom,ayaa sheegey in Cidmadda jabuuti ay qayb ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...