Home » Archive Maalinta December 19th, 2011

Waa dawradii 6aad oo ka dhacaysa wadanka Danmark magalada.Aarhus

Dec 19, 2011
Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA Al-TAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Aarhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd. Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa. Dawrada hal ku dhageedu waa“GUNTA SARE GAAR AMA U DHAWOOW“ Maalmaha... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Magaaladda Garoowe

Dec 19, 2011
Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo xubno uu hoggaaminayo ayaa barqanimadii maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho iyagoona ku sii jeeda Magaalada Garoowe ee Magaala Madaxda PuntLand. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe iyo guud ahaanba Magaalada Garoowe ayaa waxaa xiligan ka soconaya diyaar garow ballaaran oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta Wafdiga... 

Hayadda Culimada Somaaliyeed oo sheegtey in Qabya qoraalka Dastuurka dal daloolo ka muuqdaan.

Dec 19, 2011
Ayadoo la eegayo xaaladaha murugsan oo dalku marayo, sida faragalinta siyasadeed iyo tan malatari, taas oo mugdi sii galinaysa mustaqbalka ummadda soomaaliyeed ,hay’adda culimada soomaaliyeed,ayadoo gudanaysa waajibka ilaalinta danaha shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah,caddaynta xaqa, iyo waajibka isu-naseexaynta,waxay soo gudbinaysaa qodobadaan: 1- hay’addu waxay ka soo horjeedaa faragalinta... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Oo La Filayo Inuu Maanta Kulan Xasaasi ah Magaalada Nairobi Kula Yeesho Saraakiil Maraykan ah.

Dec 19, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray Magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya ayaa la filayaa in Maanta ay halkaa kula kulmaan Saraakiil ka tirsan Dalka Maraykanka. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha DKMG oo ay ka mid yihiin Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sida la sheegay waxa... 
Halkudheg:

SAM-SAM – BIYIHII BARAKEYSANAA

Dec 19, 2011
Sam-sam waa biyo kamid ah biyaha dhulka laga helo. Laakiin waxay kaga duwan yihiin biyaha kale, waa biyo barakeysan. Degaanka uu ku yaal balliga laga cabo biyahan, waa bartamaha magaalada xurmeysan ee Maka. Wuxuu kacbada u jiraa masaafo dhan 20 m. Waxaa balligaas ka soo burqanaya biyo nadiif ah, saafi ah, dahiran, leyskuna dahiro. Sida la hubo taariikhda cimriga balligu wuxuu ku mataanan yahay taariikhda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...