Home » Archive Maalinta December 13th, 2011

Gudoomiyihii Baarlamaanka Shiriif Xasan oo maanta xilkii laga qaaday

Dec 13, 2011
Kulan Saacdo qaatey ayey maanta Xildhibaanadda Baarlamaanka waxay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka oo maalmahaan Xildhibaanadu sheegeen inay u xirneyd Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxana maanta Kulanka soo xaadirey Xidhibaaano gaaraya ilaa saddex Boqol oo Xildhibaan Inta uusanKulanaka Bilaaban ayaa waxaay xildhibaanadu doorteen shir Gudoomiye waxaana loo doortey Xildhibaan... 

Xildhibaanadda Baarlamaanka oo kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka oo Shir Gudoomiye u doortey Madoobe Nuunow

Dec 13, 2011
Maanta ayaa waxa kulan Balaaran isugu yimid Xildhinaabadda Baarlamaanka waxayna markii ugu horeysey ay ku shireen Xarunta Golaha Shacabka ka dib markii maalmihii la soo dhaafey lagu eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan in uu diidey in uu dhiibo Furaha Xarunta islamarkaana uu is h ortaag ku sameeyey Kalfadhiyadii Baarlamaanka Xildhibaanada kulankaan fadhiyey ayaa ahaa 283... 
Halkudheg:

Guddiga WarFaafinta Barlamanka Federaalka Soomaaliya Oo Ka Soo Hor Jeestay Heshiiskii Kampala Accord.

Dec 13, 2011
Guddoomiyaha Guddiga warfaafinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Axmed Cawad Casharo oo iminka ku sugan Magaalada Nairobi ee carriga Kiinya ayaa ka hadlay Hanaanka Khariidada Soomaaliya ee Road Mapka loo yaqaano. Guddoomiyaha oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegey in hananaakaas lagu soo saxiixay Magaalada Kampala uu ahaa mid aan ku imaan Rabitaanka Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Casharo... 
Halkudheg:

Kulankii Deemeedkii Minneapolis oo soo gabagaboobay iyo qodobo muhiima oo kasoo baxay

Dec 13, 2011
Waxaanu naseexo u soo jeedinaynaa dadka caadaystay dilka culimada, aqoonyahanka, iyo indheergaradka soomaaliyeed in ay  ka waantoobaan oo ay Ilaahay uga cabsadaan falkaas foosha xun ee dabargoynta ku ah ummada Soomaaliyeed” BAYAAN KASOO BAXAY KULAN DIIMEEDKII LAGU QABTAY, MASJID ABUBAKAR ASSADIQ,  MINNEAPOLIS, MN Waxaa lagu qabtay Masjidka Wayn ee Abubakar As-saddique Islamic Center Minneapolis,... 
Halkudheg:

War-Saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada

Dec 13, 2011
Warsaxafadeed ka soo baxay DFKMG: Muqdisho, Axad, December 11 2011—–Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo iyo waxqabadka Xukuumadda. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya... 
Halkudheg:

Sheikh Xasaan oo Sheegay in la ganaranyo ciddii dishey Sheikh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan, iyo sababtii loo dileyba…

Dec 13, 2011
Sheikh Xasaan ayaa ka hadlay dilkii dhowaanta magaalada Boosaaso loogu geystey Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. Ugu horayn waxa uu Allah ka baryey in Allah muujiyo oo soo qabto ciddii dishey Sheikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. Waxana uu sheega in la garanayo cidda dishey, isagoo ku tilmaamay in saddex nin ay dileen, kuwaas oo hadda u gudbey dhanka gobolka Galgaduud. Waxa kale oo uu sheegay sababtii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...