Home » Archive Maalinta December 11th, 2011

DR. AXMAD WUXUU U DHINTEY SIYAASADDA NACEYB-ABUUR

Dec 11, 2011
(يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ * ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً * فَادْخُلِي فِي عِبَادِي * وَادْخُلِي جَنَّتِي) (إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) Qore: Dr. Saadiq Enow Qalbi ay murugadu jar-jartay ayaan ugu... 
Halkudheg:

Midnimada Muslimiinta

Dec 11, 2011
Waxaa laga joogaa wax ku dhaw todobaad inta uu mootan yahay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, Ilaahay ha u naxariistee, iyadoo ilaa iyo hadda, ogaantay, aanu jirin qof si sharci ah loogu eedeeyey inuu geystay dilka. Su’aalo badan ayaa hadaba nala gudboon in la iska weydiiyo dhacdadaas iyo sida ay dareenka bulshada u kicisay. Ugu horrayn waxaa habboon, sida dad badani uga hadleen, in si qoto-dheer... 

Sh. Cabdulqadir Dalmar C/raxman Alle ka cabsada Somaaliyey….

Dec 11, 2011
Dhiiga oo la daadiyo xaq la’ aan waa danbi aad uweyn oo naar iyo cadaab xanuun badan lagu muteeysanayo. Waxaa laga oohiyey hooyoyin, caruur, culumo, waxgard iyo waayeel. Waxaa qof kasta oo u danqanaya dadkaas la gudboon in uu ka qaybqaato joojinta dilka dadka soomaaliyeed ee muslimka ah.  Read More →
Halkudheg:

Dhibatooyinka ”Roadmap” ku sheegga ka dhalan kara

Dec 11, 2011
Waxaan hordhigayaa walaalaha soomaaliyeed ee ka  danqanaya ama ay dhibayaan dhigga iyo nabadgelyaxumida ka socda Soomaaliya iyo dhibatada  dabadheeratay ee 20ka sano kor u dhaaftay ee  ragaadisay Dalkeennii Hooyo . Arrimaha soo socda oo ah Dhibatooyinka  uu soo kordhindoono  Mashruuc ku sheega ”Roadmap”ee dawladda labada Shariif iyo Ina Gaas wataan. 1) Roadmap”ku  Sharcidarri ayuu ku saleysan... 
Halkudheg:

Reer Minnesota oo Allah ka baryey in uu Kashifo ciddii ka dambeysey Dilkii Sheikh Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan

Dec 11, 2011
“Dadka Soomaaliyeed halkii ay rasaas ku wada hadli lahaayeen waa in ay ku bedeshaan wada hadal. Dariiqa keliya ee ay ummadda Soomaaliyeed wax ku xallinayaan waa in ay noqotaa wada hadal.” hadal uu yiri Dr. Axmed Xaaji Cabdirxamaan intii uu noolaa… Taariikhdii Sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Nadwadii cilmiga ahayd loogana hadlayey culimmada iyo booskay ummada uga jiraan ayaa maalinteedii... 
Halkudheg: ,

Shiikh Cabduqaadir Muumin, ShiikhXasan Maxamuud Takar iyo Shiikh Maxamed Ismaaciil oo ku eedeeyay Cabdiraxmaan Faroole in uu Ka dambeeyey Dilkii Dr. Sh/Axmad Xaaji Cabdi Raxmaan (Shir Jaraa’id )

Dec 11, 2011
Sheekh Cabdul Qaadir Muumin, Sheekh Xassan Maxamuud Takar, iyo Sheekh Maxamad Ismaaciil oo ka mid ah Culimadii diinta Islaamka kana soo jeeda Gobolada Pundland  ayaa ku eedeeyay Cabdi raxmaan Faroole oo ah  Madaxweynaha Maamulka Pundland in uu ka dambeeyey Dilkii Dr Shiikh Axmed Cabdiraxmaan  islamrkaana waxay shirkooda Jaraaid ku sheegeen in aad uga xumaadeen dilkaas. Halkan ka dhegeyso shirka... 

Sheekh Xasaan: Halganka maanta dunida kasocda wadaadada xagaldaacinaya oo docwareemaya Yastaxiquuna in aduunka ladhaafiyo

Dec 11, 2011
Sheekh Xasaan ayaa yiri “Aniga mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka maanta dunida kasocda colka la ah ee ladagaalamaya, anigu waxaan qabaa aduunkaba in la dhaafiyo, hadda kahorna waa idiin sheegay li’ana fitnaday ummadda ku hayaan baa kadaran. Halkan hoose kadhegeyso codkii [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/xasaan.mp3] Malihi waa gaalo, Malihi dhiigoodaa banaan asaalatan, laakiin... 
Halkudheg:

BAYAAN AY SOO SAAREEN CULUMADA IYO DUCAADDA SOOMAALIYEED EE UK

Dec 11, 2011
Oo ku aaddan shirqoolkii Sh Dr Axmed Xaaji Cabdurraxman Shir ay galabnimadii Sabtida, 10 Dec 2011, isugu yimaadeen culumada, ducaadda iyo masuuliinta masaajidda Somaliyed ee UK oo ka dhacay masjidka Daarussalaam ee galbeedka London ayaa looga dooday dhacdadii foosha xumayd ee dhowaan lagu khaarajiyey sh Axmed Xaaji Cabdurraxmaan, Alle ha u naxariistee. Shirkaas oo ay goobjoog ka ahaayeen waxgarad badan... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kulmay Masuuliyiinta Hay’ada Bisha Cas ee Kuwait

Dec 11, 2011
Warsxaafadeed ka soo baxay DFKMG Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Hay’ada Bisha Cas ee Kuwait oo dhowaan soo gaaray Dalka, ka dib markii ay keeneen markab mucaawano siday oo ay la socdeen gawaarida gurmadka (Ambulance). Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Dowladda Kuwait sida ay u garab taagantahay shacabka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...