Home » Archive Maalinta December 10th, 2011

Xildhibaano Soomaaliyeed oo Xoghahaya Guud ee UN-ka ka dalbaday in uu Xilka ka Bedelo Mahiiga

Dec 10, 2011
Warkaas iyo Madaxweynaha DFKMG oo u Dhoofay dalka Qadar kaddib markii Ra’iisul wasaarahiisu uu dalkaas safar kaga soo laabtay toddobaadkan…. Xildhibaano Ka Tirsan Barlamanka oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Kana Soo Hor Jeestay Mooshinkii Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Barlamanka.   Baaq in Qaramada Midoobey xilka ka bedesho ergeyga UN Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFKMG... 
Halkudheg: , ,

Su’aal Jawaab ubaahan Yaa ka Dambeeyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan?

Dec 10, 2011
 Qoraalkan kooban waxaan qoray bishii February 20, 2011, waxaan u gudbiyey in uu iga hubiyo sidii caadada ii ahayd Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan (Alle ha u naxariistee) si aan ugu faafiyo bogaga Internet ka, laakiin nasiib darro Shiikhu muddo iigama soo jawaabin, waana ku adkaatay in uu ii ansixiyo, dabeecaddiisa ayaaba ahayd in fikradaha sidan oo kale u adag-adag uusan u badheedhin taageeradooda.  Waa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo ka qeybgalay xaflad lagu soo xirayey tababar ciidan

Dec 10, 2011
Warsaxaafadeed DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo tababar loogu soo xirayey ciidan soomaaliyeed oo dhowaan tababar ku soo dhameystay dalka Ugandha. Xafladan heerka sare ah ayaa lagu qabtay xaafada Jazeera ee Muqdisho, kana soo qeybgaleen Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Ahna Wasiirka Gaashandhiga Mudane... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...