Home » Archive Maalinta December 9th, 2011

Ha go,een gacmihii gaadhay ee gumaca leefsiiyay

Dec 9, 2011
DR Axmed xaji cabdiraxmaan ilaahay ha u naxariisto eh wuxuu ahaa waxaa ka markhaati kacay dareenka dadka somaliyeed oo daraf ilaa dacal dareen murugo leh ka muujiyay qofkii yaqaana ee aan waydiiyoba ilmadaa ka soo horaysa ilaahay ha u naxariisto eh wuxuu ahaa qof dadka iiga duwan oo meel fog igaga yaala iilama mid ahayn culimada kale iyagoo dhamaantood xurmo iga mudan yihiin wuxuu ahaa qof... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyey Magaalada Baardheere

Dec 9, 2011
Duqaynta oo ku soo beegantay Xilli uu Xoghayaha Guud ee UN-ka oo kulan la qaatay Madaxda Kenya iyo Mahiga….. Diyaaradaha Dalka Kenya ayaa duqeeyey magaalooyin ku yaal Soomaaliya, gaar ahaan diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa lagu soo waramay in ay duqeeyey magaalada Baardheere kuna diley dad rayid ah. Duqaymaha ugu dameeyey ayaa ku soo beegmay xilli xoghayaha guud ee Qarammada Midoobey Ban-ki... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVII-aad

Dec 9, 2011
Iyada oo xaaladda Soomaaliya ay ku sugan tahay sidaas aanu ka soo sheekeynay, ayaa dunida waxaa ka qarxay dagaallo culus oo si teel-teel ah uga curtey gobollo kala duwan ee dacallada adduunka ku yaal. Waxaa ku hardamayay dowladihii xilligaas ugu itaalka roonaa dunida. Colaadda waxaa u saldhig ahaa, sida caadada khilaaf walba uu yahay masaalix dhaqaale oo leysku af-garan waayay. Dagaalladaas oo kuwo... 
Halkudheg:

Farmaajo oo wareysi uu siiyey TV laga leeyahay Talyaaniga uga codsaday dowlada Talyaaniga inay hogaanka u qabtaan dibu dhiska Soomaaliya.”Daawo ama Akhriso “

Dec 9, 2011
Waxaa ka dhacay magaalada Roma(Italia) december 1-2 shirar qurbajooga somaliyeed oo u qayb galay Mohamed Abdullahi Mohamed, ra’iisulwasaarihii hore ee somaliya. Shirarkaa waxaa ka soo qayb galay somali badan, xildhibaano ka socdey dhammaan xisbiyada talyaaniga, guddomiyaha ururka xuquuqul insaanka dalkaa, jaraa’ídka dalkaa ugu waaween iyo tv-da.waxaan halka hordhac ahaan ugu soo gudbinaynaa bulshada... 
Halkudheg:

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!

Dec 9, 2011
Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey.  Read More →

Prof. Gaas oo sheegay in uu soo dhaweynayo in la go’doomiyo Kismaayo…

Dec 9, 2011
Prof. Gaas: Waxaa Xurgufi ka dhexaysaa Al-Shabaab iyo Madaxweynaha DFKMG, Laakiin aniga iyo iyaga xurgufi nagama dhaxayso… nabadna waan la qaadan karaa…. C/weli Gaas oo sheegay in uusan ka warhayn Hadalkii Wasiirkiisa Gaashaandhiggu ku sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso ciidan Itoobiya oo gala Soomaaliya….. Telefishanka Aljazeera oo waraysi la yeeshay ra’iisul wasaaraha... 
Halkudheg:

Hay’adda HIRDA oo Magaalada Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan habka waxbarashada Soomaaliya

Dec 9, 2011
Hay’adda Himilo Relief and Develompment Association (HIRDA) ayaa ku > qabtay Muqdisho dood ku saabsan habka waxbarashada Soomaaliya, taasoo > ay kasoo qaybgaleen dallada waxbarashada, jaamacadaha, ururrada > bulshada, haya’daha waxbarashada, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin ka > socday wasaaradda waxbarashada DKMG ah. > > Dooddan oo socotay laba maalmood 6-dii illaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...