Home » Archive Maalinta December 3rd, 2011

HIBO LA HILMAANSAN-YAHAY

Dec 3, 2011
Eebaha boqorka ah wuxuu aadanaha ku galladeystey nicmado aanan tiro lagu koobi karin. Waxay isugu jiraan muuqato iyo ma-muuqato. Wax-kasta oo nolosha inoo hagaajinaya ayuu inoo unkey. Dabadeed wax kasta wuxuu inoo dhigey meeshii ay ugu habooneyd. In badan oo nicmadahaas kamid ah waa ay ka maqan yihiin garashada aadamiga oo maahan arimo aan ka daba-tegi karno. Intooda wax laga ogaadey, kuwooda ugu hilan... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka oo Sheegey in inta aysan Xilka ka qaadin Shariif Xasan ay la kulmi doonaan Shiikh Shariif iyo Ciidamada AMISOM

Dec 3, 2011
Xildhibano ka tirsan Barlamaaanka Federaalka KMG Soomaaliya ayaa Kulan Balaaran ay kaga hadlayeen sidii ay xilka uga qaadi lahayeen Guddoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ku yeeshay magalada Muqdisho. Fadhigan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Barlaamanka ayaa ahaa mid ay kaga hadlayeen Shirar maalmahanba ay wadeen kuna doonayeen sidii ay u diyaarin lahayeen Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha... 
Halkudheg: ,

Kusimaha R/wasaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta kulan la qaatay Naafada Soomaliyeed

Dec 3, 2011
3-da December oo ku asteeysan maalinta naafada aduunka ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho, iyadoona xaflad si heer sare ahloo soo mariimay oo ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir lagu qabtay isla xarunta maamulkaasi, ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladda Soomaliya. Waxaana kulankaasi kasoo qeyb galay kusimaha R/wasaaraha xukumadda mudane C/wahaab Ugaas... 
Halkudheg:

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn u Geystey Markii labaad Xero ay Degenaayeen Dad Barakacayaal ah

Dec 3, 2011
iyo Maamulka Idaacadda Banadir Oo Ku Baaqay in Xabsiga Laga Sii Daayo Wariyaal U Xiran Dawladda Ku Meel Gaarka Soomaliya…. Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyey Xero Barakacayaal Degaanka Ceel Cadde ee hoos yimaada Magaalada Baar dheere ee Gobolka Gedo ayaa saaka lagu soo waramayaa in xaalad deganaansha ahi ay ka jirto ka gadaal markii shalay gelinkii danbe ay halkaa duqeyn ka gaysteen Diyaarado dagaal... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...