Home » Archive Maalinta December 2nd, 2011

WAXAY TABEYSAA HOGGAAMIN RUUX WADDANIYADEED LE

Dec 2, 2011
Hoggaamini waa maxay?. Khubarada erey bixintu, waxay ku soo uruuriyaan ereygan, awood u yeelashada dhaqaajinta koox dada, si loo gaaro danta caamka ah. Marka si kale loo dhigana, hoggaamiye, waa niyad-geliye iyo agaassime wax falgeliya. Waa qof dadka ka mida oo kulansaday dabeecad iyo farsamo hoggaamineed oo kuwa kale jecleysiisa inay dhinaciisa ku biiraan. Qofka kor u qaada argtida dadka meel fogna... 

Xukuumadda Ingiriiska Shirka Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed ee ay ku Dhawaaqdey ma yahay mid daba Socda Shir Hore uga Dhacay Magaaladda London.

Dec 2, 2011
Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Mr William Hague ayaa sheegey in shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka dhici doono Dalka Ingiriiska Bisha Febraayo ee kal dambe kaasoo uu sheegey in lagu martiqaadi doono dhamaan qaybaha Kala duwan ee Bulshadda Wasiirka oo la hadlayay Wakaaladaha Wararka caalamiga ayaa sheegey in hore arrintaa uu u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Ingiriiska... 
Halkudheg:

Hooyo Soomaaliyeed oo Gurmad Deg deg ah u Baahan

Dec 2, 2011
20/11/2011 Marwo Faadumo Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo gaari kula rogmadey inta u dhexeysa Magaaladda Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha, islamarkaana ka jaban shan meelood oo qaarkood ay halis yihiin, ayaa la soo gaarsiiyey Caasimada dalka Jabuuti 25/11/2011. Shilka la soo gudboonaadey Hooyo Faadumo, wuxuu yimid iyadoo ka baxsaneysa kooxda Al-shabaab oo wiil curadkeeda ah horey ugu diley inta u dhexeysa... 
Halkudheg:

Casho Sharaf Loo Sameeyey Marwo: Ashura Duale

Dec 2, 2011
Cahso sharaf si qurux badan loosoo agaasimay ayaa ka dhacday badhtamaha magaaalda Minneapolis, Minnesota habeenimadii xalay. Cahso sharaftan ayaa lagu sharfay Ashura Duale oo ah Marwo Dr. Cilmi, wakiilka u fadhiya United Nation Soomaaliya, mar ay soo booqatay magaalada Minneaoolis, Minnesota. Casho sharaftan ayaa waxa soo qaban qaabiyey ururka Somali Civil War Survivals, ee xaruntiisu tahay magaalada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...