Home » Archive Maalinta November 30th, 2011

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Mas’uuliyadda Soo Gelitaanka Ciidamada Shisheeye Dhabarka U Saarisey Xarakada Shabaab.

Nov 30, 2011
Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka hadlay Ciidamada Shisheeye ee Dalka Soo galay. Shiikh Bashiir ayaa ayaa u aaneeyay soo gelitaanka Ciidamada shisheeye ee dalka Xarakada Shabaab isagoona sheegey in ay ku gacan seeyreen sidii nabad dalkan loogu soo dabbaali lahaa. “Mas’uuliyadda arrintan waxaa qaadaya Xarakada Shabaab” ayuu yiri Guddoomiyaha Hay’adda... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo cambaareyn kulul dusha uga tuuray kuwii ka dambeeyay qaraxii maanta lala eegtay haween ka shaqeynayay Nadaafadda magaalda Muqdisho.

Nov 30, 2011
War saxaafadeed lagu cambaareynayo Qaraxyada Muqdisho gaar ahaan kii barqo nimadii maanta lagu beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda demada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho. War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maanta lagula beegsaday xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkiinleey haween ka shaqeynayay... 
Halkudheg:

DFKMG oo cambaareysay bombooyinkii isdaba joogga ahaa ee lala beegsaday dadka ku jira cisbitaalada iyo skuulada

Nov 30, 2011
Mogadishu, November 30, 2011.) DFKM ayaa cambaareynaysa bambooyinkii isdaba joogga ahaa ee ay ka dambeeyeen kooxda Alshabaab ee ku xiriirsan Alqaacida. Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee DFKMG, Md:Cqaadir Xuseen Maxamed ‘Jaahweyn” ayaa ku tilmaamay bambooyinka Alshabab ‘fal fuleynimo ah ayna caddahay in ay Islaamka kasoo horjeedo, dhagarqabayaashu waxay beegsanayaan... 

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kumay Amiir-ka Qatar

Nov 30, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan gaar ah la qaatay Amir ka Qatar His Highness Emir Sheikh Hamad Bin Khalifa Al Thani. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Doha ayaa kala hadlay Amir ka Qatar arrimo farabadan oo ay ka mid yihiin xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha amniga, dib-u-heshiisiinta,... 
Halkudheg:

Soomaaliya ma la curyaamin mise waa la caymin?

Nov 30, 2011
Caalamka iyo cid walba oo daneyneysa ama u dhuun daloosha la socodka dhibaatada Soomaaliya ka aloosan muddada dheer, waxaa ay ka war hayaan, in jirrada dhulka dhigatay Soomaaliya 21-kii sano ee la soo dhaafay, walina ay la il darantahay, ay asal iyo faracba uga timid nabaro ay ku dhufteen Soomaaliya wadamadda dariska la ah, gaar ahaan Itoobiya iyo Kenya, haba kala yad xooganaadeene. Akhristoow haddaba,... 
Halkudheg:

Jawaab qoraalkii Saahid ee “imam axmed bin xambal oo shabaab lacnaday”

Nov 30, 2011
NIN LA BAXAY SAAHID OO NABIGA IYO SAXAABADIISIIBA CAAYEY — WAXAAN AKHRIYEY FAALLO UU KU QORAY BOGGA WWW.SOMALITALK.COM Thursday, November 24, 2011. Faalladu waxaa cinwaan u ahaa (imam axmed bin xambal oo shabaab lacnaday) laakiin anigu cinwaankiisa iyo faalladiisa oo dhan kama wada hadlayo. Waxaan ka hadlayaa hal qodob oo kamid ah hadalkiisii waxaanan u qoray sidaan soo socota. shabaab haddii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...