Home » Archive Maalinta November 26th, 2011

GAARISA JIGJIGADII LABAAD!: “Duulaanka Kenye ee Soomaaliya wuxuu sabab unoqonayaa in Kenya ay waydo gobolka NFD ama North Eastern mutaqbalka dhow”

Nov 26, 2011
Hordhac: Soomaaliya waa dhulwayn oo ka kooban shan qaybood siday uqaybiyeen gumaystayaashii hore. 1- Italian Somaliland (Koonfurta soomaaliya oo ay kujirto puntland) 2- British Somaliland 3- Jabuuti (French Somaliland) 4- Soomaali Galbeed (Kilka shanaad) 5- NFD (Hadda gobolka wuqooyi bari Kenya) Yaynan kudaalin siday unoqdeen mid kasta, soomaalidu inbadan way ka dharagsan yihiin kala qaybinta loogaystay... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga oo maanta Dhagax Dhigey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho

Nov 26, 2011
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdigan heerka sare ah waxaa ka mid ah Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Dr Kani Torun, Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Caafimaadka, Cevdet Erdol, Xubno baarlamaanka Turkiga ah sida Sayn Huseyin Tanriverdi, Sayn Selcuk Ozdag, Muzaffer Yurttas, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka... 
Halkudheg:

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray maanta

Nov 26, 2011
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdigan heerka sare ah waxaa ka mid ah Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Dr Kani Torun, Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Caafimaadka, Cevdet Erdol, Xubno baarlamaanka Turkiga ah sida Sayn Huseyin Tanriverdi, Sayn Selcuk Ozdag, Muzaffer Yurttas, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka... 
Halkudheg:

Wasaaradda Gaashaan Dhigga Xukuumadda Federaalka oo sheegey in Ciidmada Kenya ay ka mid noqonyaa AMISOM laakiin kuwa Itoobiya waxay naga taageerayaan Logistigada

Nov 26, 2011
Iyadoo Habeenimadii Xalay Magaalada adis ababa ee Carriga Itoobiya lagu soo gaba gabeeyay Shir madaxeedkii Wadamada Xubnaha ka ah Urur Goboleedka Igad ayaa haddana Shirkaas lagu taageeray soo gelitaanka Ciidamada Kiinya ee gudaha Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Ku Xigeen ahna wasiirka gaashaan dhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa sharaxaad ka bixiyay shirkaasi iyo go’aanadii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...