Home » Archive Maalinta November 25th, 2011

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada oo galabta ciyaar K/cagta uga qeybgalay Xeebta Liido

Nov 25, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada ayaa galabta ciyaaro Kubadda Cagta uga qeybgalay Xeebta Lido ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciyaartan uu daawanayay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Mudane Cali Mahdi Maxamed oo ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya. Ciyaartan oo aheyd mid... 
Halkudheg:

Wafdi Ka Socda Puntland Oo ka Qaybgalaya Wajiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Somaliya

Nov 25, 2011
Wafdi balaaran oo ka socda deeganadda Puntland ayaa gaaray magaladda Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir. Wafdiga oo ka kooban 11 xubnood ayaa isugu jira,Wasiiro,Xildhibaano,hogaamiye dhaqameed iyo Ururadda Bulshadka rayidka ah. Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Puntland oo hogaaminaya wafdiga oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in magaaladda Muqdisho ay kaga qayb gali doonaan kulan looga hadlayo... 
Halkudheg:

Soomaalida iyo Urur Goboleedka IGAD iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo Shir Xasaasi Ah Ugu Soo Gaba-gaboobey Caasimadda Dalka Jabuuti.

Nov 25, 2011
Shir xasaasi ah oo looga hadlayo qorshaha horumarinta maashaariicda ka hortaga abbaaraha goboladda dalka soomaaliya oo ay si wada jir usoo qaban qaabiyeen Urur Goboleedka IGAD iyo Bankiga Horumarinta Afrika, islamarkaana ay ka soo qayb galeen xubno ka socda DFKMG, maamul goboleedyada dalka soomaaliya ee Puntland iyo Somaliland ayaa lagu qabtey xarunta urur goboleedka IGAD ee caasimadda dalka Jaabuuti... 
Halkudheg:

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kiiniya Faarax Macallin Oraahdiisii Shaley iyo Maanta Wareysi!!

Nov 25, 2011
Gudoomiye Faarax isagoo ka hadlaya arrimaha soomaaliya waxaa uu yiri “soomaaliya, iyadda ha is qadariso, ha isla doodo, wax meel ha isla dhigto, wax kasta way ku heshiin kaartaa Soomaali, wanaagii iyo horumarkii iyo sharaftii ummadda soomaaliyeed ay leedahayna waa la soocelinkaraa, intaa uun baan kuu sheegikaraa”. Ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka mar aan weydiiyey soomaaliya waxa ka barankarto doorashadan... 
Halkudheg:

Miyaad maqasheen Hooyadii Qaaliga ahayd ee 4 wiil oo ay dhashay ay birta isu lisanayaan.

Nov 25, 2011
4 taan wiil mid waa Ciidanka Sirdoonka Xamar midna waa Al-shabaab midna waa Maleeshiyada la socota duullaanka Kenya halka midka afraadna uu caseeye (baalashle ) ka yahay xamar . Si lama filaan ah ayay hooyadan Telefishinada uga aragtay hal xili wareed 3 ka mid ah wiilasheeda oo ay suura gal tahay inay nafta iska qaadaan hadiiba ay nolol isku arkaan halka midka afraadna uu halis u yahay 3 kale falalkooda... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...