Home » Archive Maalinta November 24th, 2011

Imaam Shiikh Axmed Ibnu Xanbal oo AL-Shabaab Lacnaday !!!!!

Nov 24, 2011
  Horudhac : Akhristoow Cinwaankan ma rabo in aan kugu soo jiito se waxaan ka wadaa mid run ah maxaayeelay Imaamku wuxuu lacnaday Mid ka kheyr badan AL-Shabaab oo ficilkooda mid la mid ah Sameeyey asagoo u Daliilshaday Aayad Quraan ah . Akhristoow Culumaddu Waxay u kala baxaan kuwa Quraanka micnihiisa Dhuuxa iyo kuwa Daahirkiisu soo jiito oo la yiraahdo Daahiriyiin waa kuwa qaata Qolofta kore... 
Halkudheg:

Kenya oo Shaaca ka Qaaday in Lamu laga Hirgelinayo Mashruuc Aag Dhaqaale (Economic Zone), islamarkaasna la samaynayo Waddo-tareen oo isku xiriirinaysa Lamu iyo Addis Ababa

Nov 24, 2011
Meles Zenawi ayaa Kenya u sheegay in uu diyaariyey kharashkii jidka-tareenka ee isku xiraya Addis Ababa iyo Mooyaale, laakiin Kenya laga doonayo in ay dhamaystiraan Mashruuca dhinacooda wadada-tareenka ee isku xireysa Lamu iyo Mooyaale, sidaas waxaa caddeeyey Raila Odinga.   Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka Jawaabey Hadalkii Faarax Macallim ee ahaa “Mar dambe Muqdisho loogama Talin doono Kulbiyow”.

Nov 24, 2011
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii Faarax Macallim ee uu ka sii daayey Idaacadda Al-Furqaan ee Magaaladda Muqdisho ee ahaa “Mar dambe Muqdisho loogama talin doono Kulbiyow”. Cabdi waxa uu s heegay in Faarax Macalin uu hadalkaasi kaga golleeyahay Kenya ayaa looga talindoonaa Kulbiyow, isagoona weydiiyay su’aal ah. Mar haddii aad tiri” Mar dambe Muqdisho loogama talin... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Nov 24, 2011
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta shir guddoominayay shir xasaasi ah oo ay isugu yimaadeen maamulka gobolka Banaadir, guddoomiyeyaasha degmooyinka, taliyeyaasha ciidamada Booliska, Xooga dalka, iyo Nabad sugidda, oo maanta ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Waxaana Ajandaha kulankaasi uu ahaa sidii loo sugi lahaa amaanka... 
Halkudheg:

War saxaafadeed kasoo baxay golihii wasiirada oo uu shirgudoominayey Reysal wasaare Cabdiweli Gaas.

Nov 24, 2011
Shir ay maanta isagu yimaadeen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amniga, waxqabadka Xukuumadda, mataaneynta booliiska iyo wasaaradaha dowladda, iyo adeegyada bulshada. Ugu horreyntii guddiga heerka wasiir ee amniga ayaa warbixin buuxda siiyey golaha sheegayna in amniga caasimadda wax badan laga qabtay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...