Home » Archive Maalinta November 22nd, 2011

Faarax Macallin: Ma dhici doonto in Mardambe Xamar looga taliyo Kulbiyow, ninka taas ku riyoonayana waxaa uu ku nool yahay qarni kale…

Nov 22, 2011
Gelitaanka Ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya waxay dhibaato weyn u keeneysaa hawlgalka Kenya.. waxa kale oo uu sheegay in Kenya ay ka duwan tahay Itoobiya. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ay ku jiraan caruur agoon ah

Nov 22, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ku taala degmada Hodon ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku jiraan 700 oo caruur u badan agoon iyo kuwo ay qoysaskoodu awoodin inay waxbarasho geeyaan halkaasoo lagu baro qur’aanka iyo waxbarashada kale ee Iskuulka. Halkan kadaawo masawiro dheeir ah Xaruntan... 
Halkudheg:

Cabdiqaasin Salaad Xasan Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Meel Uga soo wada Jeestaan Ciidamada Shisheeye ee Dalka Soo Galay

Nov 22, 2011
Madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya oo iminka ku nool Dalka Masar ayaa waraysi uu siiyay Idaacadaha maxaliga ee magaalada Muqdisho waxaa uu ka waramay dhibaatada iyo degid la’aanta ka taagan Soomaaliya. Dhag sii  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer howleed ku tegay saldhigyada Booliska

Nov 22, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer howled ku tegay qeybo ka tirsan saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kalena soo kormeeray mushaar bixinta ciidanka Booliska oo ka soconeysa Dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jen. Kaahiye Ex. Iskoola Bolisiyo.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...