Home » Archive Maalinta November 15th, 2011

Prof Xuseen Warasame “Dowlada Kenya waa ku Fashilantey Duulaankii Soomaaliya , Taakulo yar oo ay ka Heshana Israa’iil waxay ku Diri doontaa Muslimiinta”

Nov 15, 2011
Inta badan dadka soomaaliyeed ayaa si weyn uga soo horjeestey Duulaankii Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Deegaano ka tirsan Gobolada Jubada Hoose iyo Gedo ka dib markii u arkeen Duulaankaas mid Sharcidaro ah islamarkaana aan lagala tashan Dowladda Federaalka iyadoo taasi ay jirto ayaa Aqoonyahan Prof Xuseen Warsame oo wax ka dhiga Jaamacad ku taal dalka Kanada ayaa mar uu u wareamayey Idaacadda... 
Halkudheg:

Miyay Guulaysatay Dowladda Kenya Afar Todobaad kadib Duulaanka Soomaliya?

Nov 15, 2011
Dowladda Kenya oo Duulaanka Ay ku soo Qaaday Dalka Somaaliya uu Jirsaday Afar Todobaad oo Ciidankoodu ay meel kaga dhaqaaqi la’yihiin inta u dhaxaysa Dhooblay iyo Taabto ayaa bilowday inay sii xoojiso Taageero u helis qorshaheeda ku wajahan Gacan Ku dhigida Magaalada Dakada Leh ee Kismayo. Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Moses Wetangula iyo Safiiradooda u fadhiya Dalalka Carbeed ayaa kulamo aan waqti... 
Halkudheg:

Yaa U-Sheega Kenya , Dagaal U Aadista Somaliya Dalxiis Ma’ahan.

Nov 15, 2011
Gununuca Prf Gaandi, Galbiska Axmed Madoobe ,Is-Giijinta dowlada Kenya , Gunti-xumida Mudane Gaas , Guuxa hoose ee Sharif Axmed , Geediga ma-dege ee beesha caalamka ,Gees u daaqnimada Faroole, Gulufka beenaadka Galmudug , Galgalashada Ahlu-sunnah wal-jamaaca, Gardarada xabashida , Godlashada Turkiyo iyo siyaasada Geesaha badan ee Somaliya lagu dhaqo beryahan ma tahay mid ay Somalida uga soo dhax-bixi... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...