Home » Warar »

Bakhti-yaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey (Scam Lottery)

IOM, Hay’ada Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka – 

Fariintani waa fariin muhuum ah oo idiinka timid Hay’ada Socdaalka aduun ee caalamiga ah ee looyaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed:

IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya in ay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay’ada IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira ama lasoo xiriirey dad ka mid ah mushtamaca soomaaliyeed  iyagoo dadka u sheegaya in ay ku guuleysteen Bakhtiyaanasiib si ay uga helaan lacag dadka.

Shaqsiyaadkan sameynaya been abuurashada, waxay u sheegayaan dadka birmagayda  ah in ay kuguuleysteen bakhtiyaanasiib loogu qaadi doono Wadamada ay ka mid yihiin ingiriska, Maraykanka, Kanada ama ustareeliya.

Fadlan dhageystow ogow dadkani telefoonada dadka u soo diraya in ay yihiin Beeniwaasyo.

IOM malaha mana kashaqayso wax kasta oo ku saabsan bakhtiyaa nasiib, waxayna halkan iidiinka cadeynaysaa in aybari katahay wax yaabaha lamid ka ah arintaan.

Hadii aad heshid telefoonada noocan ah, fadlan harumeysan, hana u jawaabin , hana u hogaansaminin codsi kaaga yimid qofdoonaya in aad lacag saas ku siiso. kudami ama isasaar (telefoonka).

Fadlan noo soo tabi akhbaarta telefonada noocan oo kale hadii ah  hesho adigaa fariintaada ku soo diraya

Ciwaankagaya oo ah: piunairobi@iom.int

Mahadsanidin


Scam Lottery: IOM Disclaimer

This is an important message from the International Organization for Migration (IOM) to the people of Somalia.

It has come to IOM’s attention that fraudulent persons falsely identifying themselves as IOM staff members inNairobiare contacting members of the Somali public in a false lottery scam, with the intention to get money from them.

These impersonators tell innocent victims that they have won in a lottery that would see them relocate to theUK,USA,Canada or Australia.

Please be informed that these telephone calls are scams. IOM has not and does not engage in any form of lottery and wishes to distance itself from these claims.

If you receive such phone calls please ignore them, do not reply to them, and please don’t follow any requests to give anybody your money. Just hang up!

Please report any of these phone calls and email us at with any information at: piunairobi@iom.int

Thank you!

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.