Home » Faallo »

Fadliga Tobanka bisha Dul-Hijjah (Arafo) Sh. Maxamed Idris

Sheikh Maxamed Idiris oo Masjidka Abuubakar ee Minneapolis ka jeediyey muxaadarooyin:

Qaybta koowaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_1_aad.mp3]

Qaybta labaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur iyo Su’aalo iyo Jawaabo

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_2_aad.mp3]

Muxaadaro ku saabsan Fadliga dul xijjah iyo su’aalo la weydiiye sheikh Maxamed Idris hoos ka dhegeyso

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/fadliga_dul_xijjah.mp3]

Ogaysiis: Ciidda Dul Xijja oo ku beegay Axad Oct 16, 2011

Masaajidka Abuubakar Wuxuu dhamaan Muslimiinta dagan Minnesota iyo agagaarkeeda Ogaysiinayaa in Ciida bisha Dul-Hijja ay ku beegantahay Axad November 6, 2011 oo ah maalin axad ah. Waxaa lagu tukan doonaa Minneapolis Convention Center sidii caadada inoo ahayd. Ogaysiiska Ciida oo faah faahsan dib ayaan idiinla soo socod siindoonaa.

Faah Faahin dheeraad ah

Ciidu waa goorma: Axad November 6, 2011

Goobtee: Minneapolis Convention Center

Waqtiga Takbiirta: 7:00am

Waqtiga Salaada: 9:30

————————————

Sheikh Maxamed Idiris oo Khudbo Jimce ka akhriyey Masjid Abuubakar

Sh. Maxamed Idris oo soo gaarey Minneapolis ayaa khudbadii Jimcaha Oct 28 ka jeediyey Masjid Abuubakar. Khudabada  ayaa kusaabsanayd “Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay” hoos ka dhagayso Khudbadii maanta iyadoo Af-Carabi iyo Af-Soomaali ah.

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/ishaacaatka_sh_Maxamed_Idris.mp3]

Halkan sii Akhri ama Halkan


Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Muslimiinta reer Minnesota iyo nawaaxigooda in asbuuca soo socda Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Minnesota uu marti uyahay Sh. Maxamed Idris Axmed .

Sh. Maxamed ayaa bixin doona muddada kooban ee uu nasoo booqday khudbo jimce iyo Muxaadaraad kala duwan, waxaan idin ku boorinaynaa inaad kasoo qayb gashaan, kana faa’iidaysataan fursadaan qaaliga ah.

Khudbadda Jimcaha “Faafinta Ishaacaatka bulshadda muslimka ah dhexdeeda iyo Khatarta ay leedahay”
Muxaadarada Jimcaha Bacdal Maqrib (6:oopm) “ Tobanka Dul-Hijja (Arafo) iyo Fadligooda”.

Muxaaddarada Axadda bacdal Casar (4:00pm) Dumarka kaliya “21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur”
Maalmaha Jimcaha – Isniinta Salaada Subax kadib (6:00am) wacdi kooban ayaa Sheikhu bixin doonaa insha allaah.

Faah faahin intaa dheer fadlan soo wac 612-871-8600 Ex:0
ama booqo www.abuubakar.org / aaic@abuubakar.org

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.