Home » Archive Maalinta October 25th, 2011

Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif

Oct 25, 2011
Yuusuf Xaaji “Waxaan leeyahay  Shiikh Shariif laba mid: in uu la safto Argagixisada ama la Safto Kenya” — iyo khilaaf salka ku haya  shirkii UN…    SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka haysatey Qoraal iyo Heshiis u Ogolaanaya in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya…

Oct 25, 2011
Faarax Macallin ayaa sheegay in uu jiro Heshiis ogolanaya in Kenya gasho Soomaaliya “waa la gaarey, madaxweynaha ayaa amar siiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ra”sul baarlamaanka in Ra’iisul Wasaaruhu uu qoraalkaas u sameeyo, qoraalkaasna ay Kenya hadda gacanta ku hayso.” Faarax Macallin SII AKHRI    Read More →
Halkudheg:

Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG oo kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Turkiga

Oct 25, 2011
Warsaxaafadeed: Ra’iisul-wasaare-ku-xigeen, ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa magaalada Ankara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Veci Gönül iyagoo ka wadahadlay arrimo la xiriira sidii dalka Turkigu uu gacan uga siin lahaa Soomaaliya dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Labada wasiir waxay si qota dheer uga wadahadleen arrimaha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...