Home » Archive Maalinta September 30th, 2011

Wasiirka Badda oo fara galiyey Xornimadii Wadanka, Jabinayana Sharciga Badda Soomaaliya

Sep 30, 2011
Wasiirka Badda oo sheegay in Badda Soomaaliya xad lahalan – Shirkii Wadatashiga ayaa waxaa loo qabtay 19-ka December (2011) in laga hadlo EEZ-ka, taako badda ah lama dhiibi doono, waxaana ahay ninka masuulka ka ah badda. SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo lagu casuumay Machadka daraasaadka Arrimaha Dibedda ee Denmark

Sep 30, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG aya atibaaxay sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Abdiweli Mohamed Ali ayaa ka qeybgalay kulan ay Machadka daraasaadka Arrimaha Dibedda ee Denmark soo qabanqaabiyeen, halkaas oo uu ka jeediyey khudbad ama cashar xiiso badan oo uu ugu talo galay ardayda Jaamicadaha ee dalka Denmark. Kulankan ayaa waxaa goobta ku soo... 
Halkudheg: ,

Xaflad Jaaliyadda Denmark u qabteen Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Sep 30, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo ku sugan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark si uu uga qeybgalo shirka ICG (International Contact Group) ayaa ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Denmark ay ku soo dhoweynayeen. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa halkaas ka jeediyey khudbad dheer oo taabaneysey dhinacyo... 
Halkudheg:

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Urur Goboleedka IGAD iyo Bankiga Horumarinta Afrika Ee Lagu Qabtey Caasimadda Dalka Jabuuti.

Sep 30, 2011
Aqoon is-weydaarsi socodey laba maalmood oo ay ujeedadiisu ahayd bilowga mash-ruuca ka hortaga abaaraha iyo horumarinta xoolaha ee Geeska Afrika oo socon doona mudo 3-sanno ee soo socota, isla markaana ay si wada jir ah u sooqaban qaabiyeen Urur Goboleedka IGAD iyo Bankiga Horumarinta Afrika oo ay ka soo qayb galeen khubaradda xannaanada xoolaha, Beeraha IWM ee wadamadda Urur goboleedka IGAD, xubno... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed Casharkii XII-aadii

Sep 30, 2011
Sida aanu soo xusney guutooyinkii u adeegayay xooggii gumeystaha, waxaa lagu soo ururshey degmada Eyl. Dabadeed waxay guda-galeen howl-galladii weerarka ahaa oo ay kaga hor-tegayeen dagaalyahaniintii axraarta ahayd. Ciidamadii Talyaanigu watay iyaga oo laba af ah ayaa waxay u hayaameen dhanka waqooyi. Ciidan waxay qaadeen dhulka xeebta ku dhereran ee degmada Eyl kaga began waqooyiga, degaankana dhanka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...