Home » Warar »

Reysal wasaaraha DFKMG Cabdiweli Gaas ayaa yiri: Somaliland waxay noola mid tahay Soomaaliya

Reysal wasaaraha DFKMG oo waraysi siiyey idaacada BBC da isagoo jooga Magaalada New York ayaa waxaa laweydiiyey Rajada uu kaqabo soomaali isukeenideeda wuxuuna kagajawaabey: wax weyn ayaan kaqabanay soomaali isu kenideeda.

Waraysiga waxa uu ku xusay in uu markaan rajo weyn ka qabo isu keenidda Soomaaliya. Isagoo hadalka ku adkeeyey: soomaalidu waxaa moodaa maanta waqti ay isaga dhowdahay oo wax wada qabsan karto majiro.

Halkan hoose kadhegeyso Codkii Reysal wasaaraha DFKMG Cabdiweli
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/BBC.mp3]

“soomaaliland insha alaah waqtigeedey imanaysaa waana ku hanweynahay inaan lahadalno sidaa darteed soomaaliland anaga soomaaliyey noogu jirtaa waxayna noola mid tahay maamulada kajira soomaaliya sida Puntland.”


Dhibaatada haysata Barakacayaasha Lughaya, waxaynau baahan yihiin Gargaar

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.