Home » Faallo »

Ogaysiis: Somalichannel TV Sabtida kala soco Qaybta labaad ee “xadaynta Badda”

Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee Telefishinka Somalichannel kala soco Qaybta labaad ee xadaynta Badda, waxaana marti u ah ra’iisul wasaaraha DFKMG

Maalinta: Habeenka Sabtida oo Axad soo geleyso
Saacadda: 6 pm (Makhrib)

Fadlan su’aalahaaga Soo weydii Ra iisalwasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Maxamad Gaas oo Barnaamijka Marti ku ah, kuna soo dir emailka hoose.

Barnaamijka waxaa uu sitoos ah uga bixi doonaa Telefishinka Somalichannel Maalinta Sabtida (October 1)  Saacadu marka ay tahay  06:00 PM ( Lixda Makhribnimo Saacada London), Waxaa kale oo ka qaybqaadanaya Mas uuliyiin katirsan Somaliland iyo Puntland.

Fadlan Su aalahaaga iyo taladaada ku soo dir emailka: Falanqaynta@Dhacdooyinka.Com

Su’aalahaaga hadda ku dir  EMAIL:  Falanqaynta@dhacdooyinka.com

Waxaana barnaamijku si toos ah uga bixi doonaa SomaliChannel, Sabtida, saacada 6:00 makhribnimo waqtiga London (Waa Makhribka Sabtida, habeenka Axaddu soo geleyso.)

FG:

Fadlan su’aalaha halkan haku qorin ee toos ugu dir TV-ga SomaliChannel inta ka horeysa Sabtida makhribkii 6:00 pm waqtiga London, UK

Emailka TV-ga su’aalaha loogu hagaajin karo waa: Falanqaynta@dhacdooyinka.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Ogaysiis: Somalichannel TV Sabtida kala soco Qaybta labaad ee “xadaynta Badda” "

  1. SomaliTalk says:

    Fadlan su’aalaha halkan haku qorin ee toos ugu dir TV-ga SomaliChannel inta ka horeysa Sabtida makhribkii 6:00 pm waqtiga London, UK, waa Satida oo Axad soo geleyso. Mahadsanidin:

    Emailka TV-g aloogu hagaajin karo waa: Falanqaynta@dhacdooyinka.com

  2. Mahad Dheere says:

    As wr dhamaan akhyaarta qorta web ka Somalitalk iyo walaalaha akhristaba, walaalayaal waxaan eegay arinta walaalahu ka hadlayaan ee xanuunka ku haysa oo ah in ay na tusaan anagoo soo jeedna inaanan la dhacin dhulbiyoodkeena hadaan suuxsanahay waa gooni, hadaba nimankan mas’uuliyiinta sheeganaya war ma garan waayeen haday ka daahan tahay inay walaalahoooda aritan khibrada u leh raadiyaan ama wax waydiiyaan hadayna garanaynin waxa laga hadlayo inay ayagu baaraan oo galaan xitaa google ku qoraan EEZ ama Territorial waters ee wadamada waxaaba si wanaagsan loogu sharxi lahaa xitaa EEZ ay sheegayaan inuu ka bilowdo base kaaga dhulka ilaa 200nml hadaba waxaan war yar oo lifaaqa tusi lahaa halkan bal ha ka eegaan waa iyaga la taagan waxaan naloo samaynayaa xad badeed oo hore uma aanan lahayn
    EEZ

    An exclusive economic zone extends from the outer limit of the territorial sea to a maximum of 200 nautical miles (370.4 km) from the territorial sea baseline, thus it includes the contiguous zone.[3] A coastal nation has control of all economic resources within its exclusive economic zone, including fishing, mining, oil exploration, and any pollution of those resources. However, it cannot prohibit passage or loitering above, on, or under the surface of the sea that is in compliance with the laws and regulations adopted by the coastal State in accordance with the provisions of the UN Convention, within that portion of its exclusive economic zone beyond its territorial sea. Before 1982, coastal nations arbitrarily extended their territorial waters in an effort to control activities which are now regulated by the exclusive economic zone, such as offshore oil exploration or fishing rights (see Cod Wars). Indeed, the exclusive economic zone is still popularly, though erroneously, called a coastal nation’s territorial waters.
    hadaba waxaan oran lahaa walaalaha mas’uuliyada ka ah TFG waxaa la gudboon inay dhaga adayga joojiyaan oo waxa danta u ah iyaga iyo ummadda soomaaliyaad eegaan ee ayna gacanta u galin arinta somalia qowlaysatada caalamka ee reer galbeedka, hadaba waxaan soo dhaweynayaa in la garabsiiyo walaalaha howshaan u guntaday nin waliba oo somaliyeed oo ka damqanaya aritan intii karaan kiisa uu ka qaybqaato difaaca bada somaliyeed, intayna qalinka ku duugin waaba u socdaane ilahaay xaqa ha waafajiyo sharkoodana ayaga iyo inta usoo guntatay alaha naga qabto asagaa awooda
    wabilaahi a towfiiq

  3. wadanis says:

    asc dhamaan bahda somalitalk, su.aal maxaa R/W ka socda puntland marka la keeno uu bada somalia muran u geliyaa????!!!!! maxaa faa,iido ugu jirto in bada somali la yareeyo???? F.G r/w dowlad ku meel gaarka qaladkeeda wuu badan yahay mana ahan in bada aad ka hadashaan ee wax u qabta umada aad xilka u haysaan ee gaajada iyo colaada ku dheeraatay? ama isaga yaaca oo dhulkii aad ceyrta ku qaadan jirteen naga aada ama taxi ku wadijirteen? ( ku umada somaliyeed ) cabirka somali waa la ogyahay ee haga walbahaarina ,, allaa mahadleh

  4. SomaliTalk says:

    Fadlan su’aalaha halkan haku qorin ee toos ugu dir TV-ga SomaliChannel inta ka horeysa Sabtida makhribkii 6:00 pm waqtiga London, UK, waa Satida oo Axad soo geleyso. Mahadsanidin:

    Emailka TV-g aloogu hagaajin karo waa: Falanqaynta@dhacdooyinka.com

  5. said says:

    Asc ww. Mudane Raiisal wasaare waan ku salamay. bacda salaam su,aashaydu waxay tahay Dowladda ku meel gaarka ah ee aad Raiisal wasaaraha ka tahay ma isku raacsantihiin hadaad tihiin mas,uul;iyiinta wadanka ee maanta, in badda soomaliya xadkeedii ahaa 200 ee mile in lagu soo koobo 12KM oo kaliya?. hadii aad isku raacsantihiin maxay tahay danta umadda soomaliyeed ugu jirta in xadka la soo yareeyo oo intaas laga soo dhigo?